Author Archives: Laashin

Sahanka, Soomaali xasilan W/Q: Xasan Yuusuf(Leego)

Sahanka, Soomaali xasilan W/Q: Xasan Yuusuf(Leego)

Sahanka, Soomaali xasilanMarkii xanuun Rabbaani ahi ku soo rito, aysan kuu fayoobayn xubin jirkaada ka mid ah, xummad joogta ah, dhulyaal, tabaryari, muuqaal xumo IWM, ayay naftaadu la daris noqoneysaa. Uma baahnid, in xilligaa gacan kaliya ama madaxa laguu daweeyo, ee waxa aad u baahantahay caafimaad dhammaan luddaada iyo laftaadu ku bogsoodaan. Soomaaliya, marka aan

Yusuf islam ama Cat Stevens Iyo Sida Uu Kusoo Islaamay. W/Q: Cabdinuur Colombo

Yusuf islam ama  Cat Stevens Iyo Sida Uu Kusoo Islaamay.=============================================================Cat Stevens heesaagii dunida caanka ka noqday Sannadihii 1960-meyadii iyo Sannadihii 1970-meyadii xaafadda Marylebone oo ka tirsan Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayuu ku dhashay Bishii July 21-keedii Sannadkii 1948-kii.Haddaba ninkan magaciisii hore ahaa Cat Stevens markii uu soo islaamayana la magac baxay Yusuf Islam isagoo

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q13AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q13AADDaahir iyo saadiq waxay wada galeen guriga Daahir.Saadiq waa qubaysayay, qubays keddibna wuxuu Daahir ku yiri”Ninyahow waa daalanahay adiga oo iga raali ah,waan seexanayaa ilaahey idinkiisna subixi ayaan kala warbogaynaa”.Daahirna wuxuu Saadiq ku yiri”Walaal iska seexo,waqtigan ma’ahan waqti sheeko,waa sidaad u tiri ,waa inoo subixi,ilaahey idinkiis”.Saadiq wuxuu ku soo toosay Aadaanki

MAXAA KEENAY IN SUCUUDIGU DUMARKA U FASAXO BAABUUR-WADISTA?W/Q: Cabdisamad Baashe

Salaasadii ayaa Sucuudigu ku dhawaaqey in ay dumarka u ogolaan doonaan in ay kaxaystaan baabuurta, isla jeerkaana ay soo afjari doonaan siyaasaddii wakhtiga dheerayd ee u noqotay calaamad caalami ah dulmiga dumarka ku dhex nool boqortooyada Sucuudiga.Isbeddelkan, kaas oo dhaqangeli doona bisha Juun ee 2018-ka, waxa loogu dhawaaqey dikreeto boqortooyo oo si toos ah looga

TAKOOR IYO TACADDI Q3AAD:”Siyaabaha kala duwan ee Takoorka Soomaalida”

TAKOOR IYO TACADDI Q2AAD:”Siyaabaha kala duwan ee Takoorka Soomaalida”Hassan Mudane[1] iyo Cabdiraxiin H. Galayr[2]Waxaa jira sheekooyin badan oo ku saabsan sababta loo takooray, waana sheekooyin mid walba goonideeda loo tebiyey. Sheekooyinkan hoose oo ka mid ah raadraac aynu ka helney dadka u dhashay beelahan iyo dadka waayeelka ah. Sheekada koowaad oo ah mid aan la

Diinta iyo Qabyaaladda. W/Q: Faysal Xuseen

 Diinta iyo Qabyaaladda. Qofku in uu reer ku faano waxa keenaya shaqsiga oo bulshada iska dhex waaya, habnolaleedkeenna bulsho is waaga shaqsiga ah ayaa ku badan. Dhaqan ahaan guriga soomaaliga ah ilmaha yari iskama dhex arko, bulsha ahaanna “Qof” ma jiro. Qaanuun ahaan ruuxu marka uu qaangaadho ayuu noqdaa qof masuul ah oo cid walba ka

Qudbadii Qarniga W/Q: Cabdifataax Xasan Cirguje

Qudbadii Qarniga                                                            Saaka waa subax jimcaad goorsheegtadu waxay dul taagan tahay “10:00am” tobankii  subaxnimo oo buuraa meeshuna waa qurbo nacas, waxaan kamid ahay boqolaal Soomaali ah

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q11AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q12AADKaahin Marwaan wuxuu hadalkiisa ku soo gabagebeeyay Daahirna ku yiri “Orod ku noqo halki aad ka timid,hana noo imaan mar kale, da’daadu gaarin gu’ afartanaad, haddii aadan rabin in aan ku tusno wejigeena kale “.Daahir waa ka tagyay Kaahinka isaga oo aad u tiraanyaysan,isaga oo tebayo in uu fashilmay.Daahir aqoon-gaabi haysato

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q53AAD W/Q: Xuseen “WADAAD

Sheeko taxan:Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q53AAD Waxaa weli lagu dhex jiraa dooddii dacwada, kolkuu Avv. Cosoboow dhammeeyay weydiimaha su’aalaha marqaatiga, ayaa waxaa hadalkii qaatay Guddoomiyaha Maxkamadda isagoo leh: Xeer ilaalinta Wax su’aalo kale ood weydiineyso Xaajiyo Faadumo?Xeer ilaaliyaha: Maya, Guddoomiye.Guddoomiyaha Maxkamadda: Xaaji Faadumo, Waad fasaxan tahay.Guddoomiyaha Maxkamadda: Wax kale maad heysaan oo

Top