Author Archives: Bashiir Maxamed Xersi

XUSKA IYO XUSUUSTA: Danjire Cabdiraxiim Caabbi Faarax W/D: Maxamed Xaaji Ingiriis

XUSKA IYO XUSUUSTA: Danjire Cabdiraxiim Caabbi Faarax W/D: Maxamed Xaaji Ingiriis

XUSKA IYO XUSUUSTA: Danjire Cabdiraxiim Caabbi Faarax Soomaaliya waxay qiime lahayd markii ay madaxda ka ahaayeen dadkii qiimaha lahaa. Run ahaantii, Soomaali kuma yara mutacallim iyo mufakar, hase yeeshee yaa wax weydiinayaa. Soomaalidu waxay ku maahmahdaa, “Qur’aanka ayaan xafidsanahay waxaa ka adag yaa kaa akhrisanaya”. Waa laga soo gudbay maalintii gabyaageenii weynaa ee Soomaaliyeed, Cabdullaahi Suldaan

HANNAANKA DAMBIGA: DAMBI LA’AAN ILAA DAMBI W/Q: Hassan Mudane

HANNAANKA DAMBIGA: KA SOO BILLOW DAMBI LA’AAN ILAA DAMBIفَطَوَّعَتْ لَهُ نَفْسُهُ قَتْلَ أَخِيهِ فَقَتَلَهُ فَأَصْبَحَ مِنَ الْخَاسِرِينَ(Surat Al-Ma’idah Ayat 30)Sidee qofka dambiile ku noqon karaa? Ficiladiisuna ay isku beddali karaan dambi? Imisa marxad ayuu maraa dambiga? Waa saddexda su’aal ee aan doonayo in aan ku lafaguro maqaalkan. Laba maalin ka hor ayay aheyd mar aan

HA NIYADJABIN! W/Q: Naxwa Tooreeye

HA NIYADJABIN! “Jirka noolaha, waxaa ku jira cad aad u yar, oo haddii uu xumaado jirka dhammaantii xumaanayo, haddii uu samaadana jirka dhammaantii samaanayo!” (QALBIGA) Xadiis Rasuulka NNKHNiyadjabku, waa qofka oo lumiya han uu lahaa isaga oo u sababeynaya, in uusan awood ahaan iyo caqli ahaan ba u gaari karin bartilmaameedkiisa. Guul gaariddeeda looga gaabiyey fulaynimo

Ha ku dheelin Dhibbanaha W/Q: Nimco Noor

Ha ku dheelin Dhibbanaha Hooyo kastaa iyo aabbe walba oo ku nool nolol kalinimo ah, wuxuu soo maray xaallad dhibaato oo ku kaliftay in uu doorto kalinimo uusan haysan wehelkii noloshiisa, mid walbaa wuxuu u arkaa in isaga la dulmay oo uu dhibane ahaa, si uu dhibannenimada oo ga baxo wuxuu go’aan ku gaaraa ka tanaasul noloshan, maaddama aysan

TURKIGA IYO SOOMAALIYA: SAAXIIBBO DANI MIDEYSAY W/Q: Hassan Mudane

TURKIGA IYO SOOMAALIYA: SAAXIIBBO DANI MIDEYSAYMaxay tahay waxa ku dheerigaliyey in dowladda Turkiga ay timaado Soomaaliya? Maxay tahay danaha ay ka leeyihiin dalka Soomaaliya? Suurtagal ahaanshaha in jawaab maangal ah loo helo su’aalahaas, waxa ay ku xiran tahay hadba sida loo sharxo sababta ku dheerigalisay. Sharaxaada aan tilmaamayo maahan tii caadiga aheyd, oo aynu adeegsan

Dumarow aan xishoonno! W/D: Anab Diiriye

Dumarow aan xishoonno! Waa in bah xaawaleey shir deg deg ah iskugu timaaddaa, maadaama xishoodkii lagu yaqiin sii lumi rabo. Xishoodku rag iyo dumar waa saaran yahay, oo mid laga dulqaaday ma jiro, haddana dumarku inuu xishoodo waa mid lama taabtaan ah, waana halka ay ku mutaysteen, in wiilku ciseeyo xaawaleeyda dhammaantood, in kasta oo waqtigaan

Top