Author Archives: Bashiir Maxamed Xersi

Sheekadii SODDOHO Q.17aad. W/Q. Ahmed Hayow

Sheekadii SODDOHO Q.17aad. W/Q. Ahmed Hayow

Codweyn ayaa mar kale Raxmo ku tiri: “ninka inuu ku furo weydiiso” Raxmo intay Daahir fiirisay ayay tiri: “hooyo, Daahir wuxuu iga ballan qaaday, haddii aan ku dhoho i fur in aanu i furin, ilaa uu asaga ka go’aansado, sidaa daraadeed kun jeer haddii aan ku dhoho igama yeelaayo”. Daahir neef ayaa ka soo fuqday,

Sheekadii SODDOHO Q.16aad. W/Q. Ahmed Hayow

Aamina markuu gurigeeda geeyay, ayuu Daahir soo aaday suuqa, si uu u soo iibiyo darbaalo lagu daboolo alaabta guriga daashkiisa taala.Nasiib xumo wuxuu Qoryooleey yimid guriga Raxmo oo xiran, asagoo wax uu sameeyo garan la’ ayuu wiil deris la ah u sheegay in ay beerta aadeen, ka dibna wuxuu u tilmaamay beertooda halka ay ku

Top