Author Archives: Bashiir Maxamed Xersi

Murtidii iyo Maaddii Faarax Gololeey Q.12AAD W/D: Xasan Cuute “ShiribMaal”

Murtidii iyo Maaddii Faarax Gololeey Q.12AAD W/D: Xasan Cuute “ShiribMaal”

Murtidii iyo Maaddii Faarax Gololeey Q.12AAD Haddaan sii amba qaadno qormadii taxanaha noo aheyd ee uga hadleeynay “Murtidii iyo Maaddii Faarax Gololeey” Haddaan ku bilaabo sheeka caan ah oo dhex martay Laashin Faarax Gololeey iyo qolooyin talyaani ah oo markaas waddanka gumeysanayay gaar ahaan kuufurta Soomaalia ayaa waxay yiraahdeen, ama ay la yimaadeen xujooyin aad u adag oo aan laga

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka. Q. 20AAD W/Q: Xasan Cuute “ShiribMaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka. Q. 20AAD Haddaan sii amba qaadno qormadeynii “Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” qeybtaan waxaan ku soo qaadanayaa Sheekh, Laashin Macallin Nuuraddiin Rooble Xuurshow “Warcaddaaday” Eebbe ha u raxmadee: oo ahaa sheekh wacdigiisa, iyo waanadiisaba umadda Soomaaliyeed si toos ah iyo dad banba u bari jiray saameyn badanna ku lahaa xagga fahamsiiska aayadaha qur’aanka iyo axaadiista

GABAYGA: SOOYAAL Q5AAD Curiye abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL QAYBTII 5AAD SAFGALAAL  Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii Soomaaliyeed. Gabaygu wuxuu ka kooban yahay shan qaybood oo isku xiran, sidaas daraaddeed, waxaan u u sameeyey tusmadan ah; Q1AAD; SOOYAAL; waxay ka hadleysaa soolaalidii hore iyo

Faallo kooban: Sheeko faneedda “BILAN” W/Q: Ibraahin Xuseen Daa’uud ‘Masxaf’

Faallo kooban: Sheeko faneedda “BILAN”  Ereyga ‘Haasaawe’ waa erey dhaqan ahaan dadkeenii hore adeegsan jireen kuna jirta maahmaaheena saddexleyda ah. Waxa ay ku maahmaahi jireen saddex lama raaco. Saddexda waxa ku jirtey ‘Ma haasaawe’. Ma haasaawe waa ruuxa marka madal la wada joogo ama si hadalku iskugu kiin darsamo aan hadlin. Waa ruux agnaan ah

GABAYGA: SOOYAAL Q/4AAD Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL QAYBTII 4AAD SANADGUURO Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii Soomaaliyeed. Gabaygu wuxuu ka kooban yahay shan qaybood oo isku xiran, sidaas daraaddeed, waxaan u u sameeyey tusmadan ah; Q1AAD; SOOYAAL; waxay ka hadleysaa soolaalidii hore iyo

Cabdulqaadir “Aromo” Taariikhyahankii Weynaa ee Koonfurta Soomaaliya

Cabdulqaadir “Aromo” Taariikhyahankii Weynaa ee Koonfurta Soomaaliya“Haddii reer Waqooyi u kacay rag u diiwaan galiyey suugaantoodii, Cabdulqaadir Aromana waxa uu ahaa geesi qalinka u qaatay, sidii daaha looga rogi lahaa suugaantii iyo sooyaalkii Koonfurta Soomaaliya.” Hassan MudaneAniga oo akhrinaya buugga ‘Hadimadii Gumeysiga’ ee uu qoray Taariikhyahan, Mujaahid, Afyaqaan, Sooyaaldhigi, Suugaanyahan, Mufakir, Qoraa Abdulqaadir ‘Aroma,’ ayaan

GABAYGA: SOOYAAL Q3AAD Curiye: abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL QAYBTII 3AAD: SEEGSEEG  Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii Soomaaliyeed. Gabaygu wuxuu ka kooban yahay shan qaybood oo isku xiran, sidaas daraaddeed, waxaan u u sameeyey tusmadan ah;Q1AAD; SOOYAAL; waxay ka hadleysaa soolaalidii hore iyo

Meerehee ka yimaadeen; Maaris mise meel kale? Qore: Abdirisak Ahmed Gelinbacayn

Meerehee ka yimaadeen; Maaris mise meel kale? Malahayga Cawaale Maroodi, Cige Maroodi, iyo Canab Maroodi waxa ay ka yimaadeen meeraha “Mars“, cimri ahaan waxay inaka weyn yihiin 460 sano. Waxa dhalay reer qansax oo jinsi ahaan ku abtirsada “dad ka soo jeeda isla meerahaas“. Waxaa waxbaray macallimiin khuburo ah oo laga soo dhex hindhisay barbaarta jinka.

Summadda yalaalugga iyo saamaynteeda W/Q: Anfac Cabdullahi Maxamad

Summadda yalaalugga iyo saamaynteedaCalaamada wallaca ama yalaalugga (morning sickness) waa calaamad badanaa lagu arko haweenka xilliga ugu horraysa ee ay qaadaan uurka, ayadoo ay badanaa ugu wacantahay ama ay dhaliso soo muuqashada calaamadan isbadal ku yimaada jir ahaan haweenayda (physical changes) iyo dheecannada (hormones) jirkeeda laga soo daaynayo, oo iyana uu isbadal ku dhaco. Dumarku

GABAYGA: SOOYAAL Q2aad Curiye: abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL Q2aad SIRIQROOR Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii Soomaaliyeed. Gabaygu wuxuu ka kooban yahay shan qaybood oo isku xiran, sidaas daraaddeed, waxaan u u sameeyey tusmadan ah;Q1AAD; SOOYAAL; waxay ka hadleysaa soolaalidii hore iyo Soomaalida

Top