Author Archives: Maxamed Muusa Nuur

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 48aad                                             1-LAMA YAQAAN IYO LA YAQAAN !!!Lama yaqaan ayaa mararka qaar kuu noqda la yaqaan kuu dhow, halka la yaqaanka uu kuu noqdo mararka qaar lama yaqaan!!!!! Mmus                             2-Gaalnimada waxaa ka daran Daalinnimada Qofka isaga oo Gaal ah wuu noolaan karaa waxna waa lala

XAQIIQDA NOLOSHA AAN KU NOOLNAHAY. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                             XAQIIQDA NOLOSHA AAN KU NOOLNAHAY.Wax walba oo dunidan dhex jooga waxay leeyihiin wax kooba oo lagu ogaado inta ay ka kooban yihiin oo muhiim u ah garashadooda, in la gartaana ay muhiim tahay, sidaas darteed, maadaama dunida marka si kale loo dhigo ay macna ahaan tahay Nolol, waxaa muhiim inoo ah in aan ogaano

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 47aad                                                           1-Tijaabada  Tijaabada ugu daran ee nin rag ah lagu tijaabsho waa sida uu uga dhaadhacsho haweenta naftiisa ugu qaalisan in ay guursato isaga, isaga oo been kusoo xera galin farxadda uu kusoo xer galshana kula dhamaysta Nolosha. Mmusa                                                2-Tel iyo dad  Waxaanu

YAAD KA MID TAHAY, AYAGA MISE ANAGA? Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                            YAAD KA MID TAHAY, AYAGA MISE ANAGA?Is waydiintaas waxaan ku keenay kadib markii aan arkay Umad badan oo u nasab sheeganayso halka ay ku dhasheen oo ay ku midab yihiin, balse dhaqan ahaan iyo qaab nololeedka umaddooda aan aaminsanayn ama aaminsan xaalad nololeed oo aan u qalmin in lagu noolaado.Hadaba is waydinta koowaad waxay

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 46aad                                        1- Yeysan ku wal wal galinin afcaasha dadkaYeysan ku wal wal galinin afcaasha dadka, waxa ugu wanaagsan ay samayn karaan ayaa ah waxa uu Alle doono  Mohamed Mutawallii Shacraawi                                       2-   Baahida iyo doorashada  Baahida waxay kaa xirtaa doorashada aad wax dooran lahayd, maxaa

UMAD WADA SUUXSAN! Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                              UMAD WADA SUUXSAN!Qofka marka isaga oo caafimaad qaba xaalad xanuuna isku ogayn uu ku dhaco xanuun soo boodda ah oo markaa xusuustiisa iyo dareenkiisa shaqsinimo qaadanaya waxaa loo baahan yahay in uu mar walba taxaddaro oo aysan marada ka dhicin marka uu xanuunku qabto.Xanuunada soo booddada ah waa ka daran yihiin xanuunada la garto

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 45aad                                       1-RUNTA WAA WAXA UGU WANAAGSAN Waxaan ogaaday inta aan noolaa in runtu ay tahay waxa ugu wanaagsan ee la sheego, beentuna ay tahay waxa ugu wanaagsan in la sheego marka naf la bad baadinayo. Runtu waxay abuurtaa kuwa kula mid ah. Beentuse

NOLOSHA WANAAGSAN, W/Q: Mohamed Musa Sh.Noor

                                                   NOLOSHA WANAAGSAN  Doonista uu qof walba doonayo nolosha wanaagsan waa mid waligeed soo jrtay, waana tartan qof walba uu u galayo sida uu u gaari lahaa , sidoo kale waxaa la oran karaa waa bartilmaameedka uu qof walba tiigsanayo ama hadafka uu qof walba leeyahay.Is waydiinta ah sida lagu heli karo nolol wanaagsan dhowr

Boqor Fahd iyo Qadiyadda Soomaali Galbeed. Danjire Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan

Boqor Fahd-ka Sucuudiga iyo Dhulka Soomaalida Galbeed (Ogaden) Amxaaro waxay weligeed dawladaha krishtaanka ah ku beel dulucsataa ayadoo tiraahda:“waxaan nahay jaziirad krishtaan ah oo ay ku hareereysan tahay badweyn muslin ah!” Anigu anigaa indheheyga ku arkay oo dhegeheyga ku maqlay Mengistu Hayle Maryama, madaxweynihii hore oo shuciga sheegtay isagoo warkaas ka leh TV-iiga jarmanka. Dawladda amxaaradu waxay

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 44aad                                                          1- Saddex ilaasho  Sharaftaada ilaasho Balantana dhowr caafimaadkana ku dadaal. Mmusa                   2-Xusuusnow in noloshaada ay gacantaada ku jirto  Waa isla adiga qofka u baddalan kara ama ka dhigan karo Janno yar oo lagu raaxaysto,  Hadana isla adiga rabitaankaaga ayaad uga dhigan kartaa

Top