Author Archives: Xasan Cabdulle

Lugtii isha laacday Q2AAD. W/Q: Siciid Muuse “Waxgarad”

Lugtii isha laacday Q2AAD. W/Q: Siciid Muuse “Waxgarad”

Lugtii isha laacday Q2AAD. W/Q: Siciid Muuse “Waxgarad”Gabadhii mucjisada ahayd, waxay diiday in Baashi la geeyo Farmashiye IWM. Waxayna wacad ku martay Isbitaal mooyee inaan meel kale lagu leexin. Baashi waxaa loo qaaday mid ka mid ah isbitaalladii ugu magaca dheeraa xilligaas. Sidii loo waday ayaa albaabka laga galiyay isbitaal casri ah. Mid ka mid

BELED XAAWO MA MADIYAA? W/Q: Prof: Yaxya Sheekh Caamir

BELED XAAWO MA MADIYAA? W/Q: Prof: Yaxya Sheekh CaamirBuula Xawo waxaa la asaasay 1910kii, waxaana Aasaasatay Marwo: Xaawo Cismaan Gurey, Dadka qaar ayaa qaba in ay Aasaastay Haweeneey la yiraa: Xaawa Samatar Aamin oo ahayd xaaska Asgari Soomaliyeed oo lagu magacaabi jiray: Faarax Looyaan oo degganaa Mandheera intii aanan lagu wareejin Kenya.Buula Xaawo waxaa dib

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q1AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q1AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Xulka iyo Xusuusta Suugaantu, waa taxane aan ku taabba gelinayno suugaantii ay ka tageen halabuuradii caanka ahaay ee maguurtada sooyaalka galay, ha ahaadeen kuwa geeriyooday iyo kuwa iminka nool’e. Wuxuu noqon doonaa taxane maalin kasta oo Arboco ah kusoo bixi doona, mareegtaan LAASHIN.COM. Waxaan ku diiwaan

Lugtii isha laacday! W/Q: Saciid Muuse “Waxgarad”

Lugtii isha laacday! W/Q: Saciid Muuse “Waxgarad”Xilligu waa abbaarihii 11.00-AM subaxnimo. Baashina waxuu weli ku guda-jiraa gudashada hawl maalmeedkiisii shaqo. Waxuu dhax joogaa carwo afar-irdood ah oo lagu iibiyo waxyaabaha ay Dumarka isku qurxiyaan. Baashi waxuu subaxaas isku hayaa shaqadiisa iyo tan mid ka mid shaqaalaha Carwada oo subaxaas fasax ku maqnaa. Saddaxdii saacadood ee la

Waddada Suubban: Q16AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada Suubban: Q16AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal” Fadliga qaneecada iyo dhowrsanaanta iyo in dhexdhexaad la ahaado xagga maciishadda iyo wax bixinta iyo foolxumada wax waydiisiga inay duruuf adag ama baahi daran kuu gayso maahane.Abuu Sufyaan Sakhar bin Xarb (A.K.R.) wuxuu yiri: Nabigu (S.C.W.) wuxuu yiri: wax ha iiga baryina si indha adayg iyo xishood

Waddada Suubban: Q15AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada Suubban: Q15AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”Fadliga qaneecada iyo dhowrsanaanta iyo in dhexdhexaad la ahaado xagga maciishadda iyo wax bixinta iyo foolxumada wax waydiisiga inay duruuf adag ama baahi daran kuu gayso maahane.Eebbe kor ahaaye wuxuu yir:وَمَا مِن دَابَّةٍ فِي الْأَرْضِ إِلَّا عَلَى اللَّـهِ رِزْقُهَا وَيَعْلَمُ مُسْتَقَرَّهَا وَمُسْتَوْدَعَهَا ۚ كُلٌّ فِي كِتَابٍ مُّبِينٍ ﴿٦﴾ Ma jiraan wax nuuxsada

Waddada Suubban: Q14AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada Suubban: Q14AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”Gaajada kugu soo gaarta dal Alle, Jaabir (A.K.R.) wuxuu yiri: waqtigii dagaalkii kooxihii isbahaystay asxaabtii waxaa sidoo kale la yiraa dagaalkii Godka. waxaan qodaynay dhufeys; annagoo dhufayskii qodaynana waxaan soo gaarnay gebi dhagax adag oo qof dhaqaajin karaa la waayay. Nabiga (S.C.W.) aa loo sheegay wuxuuna yiri: anaa gelaaya

Waddada Suubban: Q13AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada Suubban: Q13AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”Fadliga gaajada kugusoo gaarta Alle dartiis.Hormadaanu waxay toos u la xariiraa kii aan jimcihii hore soo qaadannay.Abuu Umaamah ( A.K.R) wuxuu yiri: Nabigu (S.C.W.) wuxuu yiri: Ina aadanoow dadkaa loola jeedaaye haddii aad bixin lahayd wixii kaa dheeraad ah khayrbay kuu ahaan lahayd, haddii aad haysataannna Sharbay idiin

“Kalimatul Qur’aan, (الْقُرْآنِ). Kitaabka

Kalimatul Qur’aan, (الْقُرْآنِ). Kitaabka munasalkaa waxay kusoo aroortay (50-jeer). Konton mar. “Subxaanallaah” waa magaca labaad ee loo yaqaan Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, ee sugan. Kitaabka Qur’aanku wuxuu leeyahay Konton magac oo dhexdiisa Eebbe ku xusay, sidaa aawgeed qof walba waxaa ku waajib ah inay barato, qur’aanka iyo Macnihiisa Cilmi oo dhan wuxuu u sugnaaday Eebbe

Top