Author Archives: Xasan Cabdulle

“Kii warqad dhiibay aragnaye, kii dad dhiibay?. W/Q: Proff Yaxya Sheekh Caamir

“Kii warqad dhiibay aragnaye, kii dad dhiibay?. W/Q: Proff Yaxya Sheekh Caamir

“Kii warqad dhiibay aragnaye, kii dad dhiibay?. W/Q: Proff Yaxya Sheekh Caamir A-Dowladii Somalida ee shibilka aheed ayaa 1967 dacwad ku soo oogtay Wasiirkeedii Arrimaha Dibadda- qayaana qaran,kuna xakuntay 24 sanno. Muxuu sameeyay?.Wasiirkii arrimaha dibadda Md. Axmed Yuusuf Ducaale( fiiri sawirka) koobaad (1) ayaa booliska Somalidu ka qabteen Iridda Safaaradii Farnsiiska ee Mogadishu 14 Agoosto 1967 asaga

“Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q24AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

“Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q24AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Haddaan sii amba qaadno qormadii taxanaha noo aheyd ee “Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” tii hore waxaan kusoo qaadannay Abwaan Carabow Maxammad Axmed iyo murtidiisa maan tooxiyaha ah, gaar ahaan Shiribyadiisa dadku ay ku hal qabsaan, ee miidda wada ah. maadaama aan qoraal iyo qoraallo kooban lagu dhameyn karin oo ay

“Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q23AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

“Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q23AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”Haddaan sii amba qaadno qormadii taxanaha noo aheyd ee “Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” tii hore waxaan kusoo qaadannay Abwaan Carabow Maxammad Axmed iyo murtidiisa maan tooxiyaha ah, gaar ahaan Shiribyadiisa dadku ay ku hal qabsaan, ee miidda wada ah. maadaama aan qoraal iyo qoraallo kooban lagu dhameyn

“Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q22AAD. W/Q/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

“Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q22AAD. W/Q/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”Haddaan sii amba qaadno qormadii taxanaha noo aheyd ee “Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” tii hore waxaan kusoo qaadannay Abwaan Carabow Maxammad Axmed iyo murtidiisa maan tooxiyaha ah, gaar ahaan Shiribyadiisa dadku ay ku hal qabsaan, ee miidda kaliya wada ah, maada aan qoraal iyo qoraallo kooban lagu

“Safarkii Alle doonka, Curis cilmiyeysan! W/D: Xasan Cabdulle Calasow, Shiribmaal.

“Safarkii Alle doonka, Curis cilmiyeysan! W/D: Xasan Cabdulle Calasow, Shiribmaal.Oday ayaa wiil yar dhalay, dabadeed wuxuu siiyo ayow waayay, oo hugi ama hunguri ah “xoola ma qabin” “Beerna ma tacban jirrin” Hanti kalena haba sheegin! Odaygii talo ayaa ku caddaatay, Adduunkiina waa kusoo idlaaday, raashin iyo biyo  ow wiilkiisii yaraa siiyo ma haayo,  fikir ayuu galay, Habeen

“Waddada Suubban. Q1AAD W/D/ Xasan Shirib-maal

“Waddada Suubban” Q 1AADHaku Mashquulin Firqooyin, Ee Naftaada Ku Mashquul!”“Sharafta iyo Ahmiyadda  Axaadiista Rasuulkii “Eebbe”   Muxamed(S.C.W) Qiimaha ruuxiga iyo Aadaabeed Ay leeyihiin ka Sokow, Waxaa weyneya oy Sharci u tahay Seddex meelood Hal meel Dadka dhulka dushiisa ku nool! Hab nololeedkii Nabiga (S.C.W) iyo Hadalladiisiina waa u fasir Qur’aanka iyo Dhameestir; Qofka muslimka ahi waa suura gal

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q21AAD W/Q: Shiribmaal.

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q21AADHaddaan sii amba qaadno qormadeynii taxanaha noo aheyd ee “Xeerka iyo Xigmadda Shiribka”Markaan waxaan ku soo qaadanayaa: Abwaan Caraboow Maxammad Axmed, iyo Shiribyadiisa togan ee aan xera taraarka laheyn, oo dhedhen iyo dhihitaanba ay ku dhan yihiin, qeyb yar oo ka mid ah. maadaama aan qoraal kooban lagu lafa guri karin Suugaanta iyo

Top