Author Archives: Hassan Mudane

African Solutions for African Problems

African Solutions for African Problems

 African Solutions for African Problems  GOOBAYNTani waa soo koobid ku saabsan khudbad cinwaankeedu ahayd “African Solutions for African Problems“ oo uu Prof. Ali Jimale Ahmed ka jeediyey Carwada Buuggaagta Hargeysa, Julaay 2017. Khudbaddan, iyada oo qoraal ah waxaa faafiyey wargeyska Warscapes. Waxay ku saabsanayd xal u raadinta dhibaatada Afrika, iyada oo muhiimmad gaar ah la siiyey

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 8aad

Taariikhda Fekerka CilmibaaristaCasharkii afaraad, shanaad, lixaad iyo toddobaad,  waxa aynu ku soo baranay fekerka cilmibaarista iyo falsafaddeeduba. Casharkan waxa aynu si kooban uga hadli doonaa taariikhda fekerka cilmibaarista. Socodkii dheeraa uu soo maray cilmiga aan ka baxsaneen moorada bini’aadamka waxaan ku matali lahaa sida webi socda oo kale, cilmiga maanta yaalla dunida reer galbeedka waa

BAARIS AKADEMIYEEDKA CILMIGA BULSHADA: CASHARKII 7AAD

Maantus Baarineed iyo Dareentus BaarineedCasharkii lixaad waxa aynu ku baranay iskuul fekerka tarjumidda (Interpretivism). Casharkan waxa aynu ku baran doonaa isbarbardhiga labada hab baarineed ee ugu caansan cilmibaarista, taas oo gundhigoodu dhaca felsafadda. Labadaas hab baarineed waxay kala yihiin: Dareentus Baarineed iyo Maantus Baarineed (Inductive research and Deductive Research).Ka hor inta aan gudaha u galin,

Ha I Dhaafin! WQ: Abdishukri Haybe

Annigu ma aaminsani aragtida Federalism-ka waxaana u aqaana fadaraynta Soomaalida, mase xaqirsani dalkii inuu maanta ka jiro maamulo habkaas ku dhisan oo waxtar sidaas ubadan yaynaba lahaaninee maanta deeggaanada ayka arrimiyaan nabaddi ka jirto, haddayna colaaddi jirina caqligii wax lagu garan lahaa wuu iman. Mana xaqiri karo jiritaankooda oo waxaan aaminsanahay iyo waxa taagan waa

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 6aad

Iskuul Fekerka TarjumiddaCasharkii afaraad iyo shanaad waxa aynu ku soo baranay iskuul fekerka togannidda iyo mad-habka itusoo itaabsii (Positivism and Empiricism). Casharkan waxa aynu ku baran doonaa iskuul fekerka tarjumidda (Interpretivism), kaas oo liddi ku ah iskuul fekerka togannidda. Waxaa jira meelo badan oo ay isku diiddan yihiin labadoodaba, sida ogaanshaha ogaanta iyo jiritaanka maaddada

CADOWGA MAANGALKA

“Science is the poetry of reality.” Richard Dawkins***“Saynisku waa ku gabyidda xaqiiqda/dhabnimada/runta.” Richard Dawkins Profesor Richard Dawkins waa Alle diid rumaysan caddeymaha sayniska, maangal iyo maantus. Cinwaanka ‘Cadowga Maangalka’ ee muuqaalkan: https://www.youtube.com/watch?v=0Igj7bRIpTQ taas oo uu ula jeedo cid walba oo rumaysan wixii ka baxsan moorada caddeymaha sayniska iyo maangalnimada. Si kale u dhig, rumaysashada qaar

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 5aad

Mad-habka itus oo itaabsiiCasharkii afaraad waxa aynu ku soo baranay felsafadda cimibaarista gaar ahaan iskuul fekerka toganidda. Casharkan waxa aynu ku baran doonaa mid ka mida mad-habyada iskuul fekerkaas. Ka hor inta aan gudaha u galin casharkan, bal aan dib u yara milicsado ole-olehii Comte ee ku saabsanaa weydiimaha ka madax bannaan rumaysashada khuraafaadka iyo

QABIIL IYO QABYAALAD WQ: Hassan Mudane

Maxaa qabiil ah maxaase qabyaalada? Labadooda farqi ma u dhexeeyaa? Maxaa ku dhacay dareenkii Soomaalinnimada? Maqaalkan waxa uu jawaab u raadin doonaa saddexdaas weydiimo.QabiilQabiil waa koox wadaaga dhalasho, taariikh, dhaqan iyo Af. Haddaba, dhanka dhalashada waa mid murankeedu badan yahay, waxa uuna dib ugu laabanayaa sheeko xariireed hore, oo biyo dhaceedu yahay ab wadaag. (Mudane

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 4aad

Felsafadda CilmibaaristaCasharkii saddexaad waxa aynu ku soo baranay xeerarkii laga dejiyey ilaalinta xogta iyo macluumaadka cilmibaarista. Casharkan waxa aynu ku baran doonaa felsafadda baarista gaar ahaan labada iskuul feker, ee saldhiga u ah baaris cilmiyeed walba. Waxaa jirta laba hab oo aan isleeyahay in ay waajib tahay in la maro inta lagu guda jiro hannaanka

FILANWAA Q3AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q3AADCanab waxay aabbaheed ka codsatay in la siiyo fursad si ay arrintan uga soo fikirto.balse waa laga diiday codsigeeda, sababto ah arrintu dhan ayay u dhacday, xiligan hadda la joogana fikir iyo dood wakhti looma hayo.Dhank kale Maxamed waxba ka lama socdo xaaladdan qalafsan ee Canab la soo daristay.Maxamed oo habeenkii xalay intiisa badan

Top