suugaan articles

Gabyga: DALEEL HOGAD Curiye: abwaan Maxamad Xaseen Faarax

Gabyga: DALEEL HOGAD Curiye: abwaan Maxamad Xaseen Faarax

Gabyga: DALEEL HOGAD  Deelleyda gabay waayadaan, waanigaan deyineWaataanan dayrtiyo gu’giyo, dawyadaan marineDibnahayga waataan ka jaray, dihashadeediiyeHa yeshee, markaan daa iraa, een dhegaha duubtoDawan qaylo dheer iyo waxbaa, ii durbaan tuma’eMarkaasaan sidii aar dib jirey, oo wax dilanaayaDaf la soo iraahdaa hamuun, daal anoon qabineCaawana waxbey derrinayee, balaan daliigeeyo. Bashiirow dabuubtaadi gabay, daalacdoo helayeDayixiyo daruuraha socdiyo, dirirku ii

Gabayga: CAALLE DOOR Curiye: abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Gabayga: CAALLE DOOR Indhoweydba caynleyda gabay, waanigaan curineCarrabkeeyga waataan ka jaray, casharradeediiyeHa yeshee, cunaha lay ma qaban, mana codeynweyneCaadiyaal intay tahay arrini, baan cuddo xiraayeMarkay talo cuyuban aasantana, waan cakabiyaayeAan cilaaqo, caawoo kaleey, cuudin leedahaye. Casabadii Bariirriyo dadkii, gaal cadduhu laayeyMarrastiyo carruurtii kufrigu, uu cayaar dilayeyAnigoon casaarteeda maqal, carana buuxdhaafsanSow ciqaab ka daran maysan iman, oo

Dhalanteedka Cuthmaan bin Al Xuwayrith Al Asadii (Qormo xiiso leh)

Dhalanteedka Cuthmaan bin Al Xuwayrith Al Asadiiعثمان بن الحويرث الأسدي\ Qaybta koowaad ee dadka zamanka fatrada  Qaybtaani waxay ka kooban tahay qof basiiraddiisa, oo ah isha qalbiga ku taalla, cilmigiisa iyo khibraddiisa Tawxiidka iyo Midnimada Ilaahay ku gaaray oo ku gartay. Raggaas Bicthada ka horreeyey, waxaa ka mid ahaa kuwo markay garteen aan shareecana gelin, laakiin Ilaahay

GABAYGA: SOOYAAL Q5AAD Curiye abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL QAYBTII 5AAD SAFGALAAL  Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii Soomaaliyeed. Gabaygu wuxuu ka kooban yahay shan qaybood oo isku xiran, sidaas daraaddeed, waxaan u u sameeyey tusmadan ah; Q1AAD; SOOYAAL; waxay ka hadleysaa soolaalidii hore iyo

GABAYGA: SOOYAAL Q/4AAD Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL QAYBTII 4AAD SANADGUURO Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii Soomaaliyeed. Gabaygu wuxuu ka kooban yahay shan qaybood oo isku xiran, sidaas daraaddeed, waxaan u u sameeyey tusmadan ah; Q1AAD; SOOYAAL; waxay ka hadleysaa soolaalidii hore iyo

Cabdulqaadir “Aromo” Taariikhyahankii Weynaa ee Koonfurta Soomaaliya

Cabdulqaadir “Aromo” Taariikhyahankii Weynaa ee Koonfurta Soomaaliya“Haddii reer Waqooyi u kacay rag u diiwaan galiyey suugaantoodii, Cabdulqaadir Aromana waxa uu ahaa geesi qalinka u qaatay, sidii daaha looga rogi lahaa suugaantii iyo sooyaalkii Koonfurta Soomaaliya.” Hassan MudaneAniga oo akhrinaya buugga ‘Hadimadii Gumeysiga’ ee uu qoray Taariikhyahan, Mujaahid, Afyaqaan, Sooyaaldhigi, Suugaanyahan, Mufakir, Qoraa Abdulqaadir ‘Aroma,’ ayaan

GABAYGA: SOOYAAL Q3AAD Curiye: abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL QAYBTII 3AAD: SEEGSEEG  Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii Soomaaliyeed. Gabaygu wuxuu ka kooban yahay shan qaybood oo isku xiran, sidaas daraaddeed, waxaan u u sameeyey tusmadan ah;Q1AAD; SOOYAAL; waxay ka hadleysaa soolaalidii hore iyo

GABAYGA: SOOYAAL Q1AAD Curiye: abwaan Maxamad Xuseen Faarax

GABAYGA: SOOYAAL Q1AAD Gabaygan SOOYAAL, waxaan tiriyey; 28-8-2014. Waa gabay aan tiriyo kii ugu dheeraa waana (500) oo bayd, waxaana sababay, inuu dheerado gabayg, wuxuu ka hadlayaa sooyaalkii Soomaaliyeed. Gabaygu wuxuu ka kooban yahay shan qaybood oo isku xiran, sidaas daraaddeed, waxaan u u sameeyey tusmadan ah; Q1AAD; SOOYAAL; waxay ka hadleysaa soolaalidii hore iyo Soomaalida hadda

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q19AAD W/Q: Xasan Shiribmaal

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q19AAD Haddaan hore u sii maba qaadno, qormadii taxanaha noo aheyd, ee Xeerka iyo Xigmadda Shiribka. Shiribku waxa uu leeyahay qeyb majaajiilo ah, walibana si toos ah kuu saameynaya, wuxuuna leeyahay shiribyo noocaas ah oo hirgalay, dadkuna ay wada yaqaanniin marka aad dhedhensatana qosolka kaa dhammeynaya, waxaana ay leeyihiin inta shaqal ee shiribku leeyahay, sida tobanka

Top