suugaan articles

Gabayga: Dawo Curiye: Maxamed Xuseen Faarax

Gabayga: Dawo Curiye: Maxamed Xuseen Faarax

Gabayga: Dawo Gabaygan macagaciisa waxaa la yiraa: (DAWO), dawana waxaa laga doonaa qofkii isagu daweysan, oona garanaya dawadu meesha ay ku jirto, kana madaxbannaan inta gabaygu sheegayo ee eel ah, illeyn waxaa la yiri: “Gacan Daahira ayaa wax daahirasa!” waxaaba ka sii muhimsan inuu yaqaan waxa ayba dawadu tahay. Gabaygiina wuxuu ku billowday sidan: Dadweynoow

Akhriso Maansadii dhashay Silsiladii Siinleey “Saxarla” Iyo Qalinkii abwaan Hadraawi..

Saxarla’ waa heestii ibofurtay silsiladdii maanseeddii caanbaxday ee dal iyo dadba maanshaysay. Waa silsiladdii Siinley oo si dadban u weeraraysay taliskii Soomaaliya ka dhisnaa ee uu Maxamed Siyaad hoggaanka u hayay. Mar kale, waa hees kale oo ka mid ah heesaha ugu caansan ee uu ku luuqeeyay Alle ha u naxariistee hoobalkii Soomaaliyeed ee Maxamed

Top