suugaan articles

Geeraar: Calan Yahow Rag U Hoobtay! W/T: Ibrahim Nolosha

Geeraar: Calan Yahow Rag U Hoobtay! W/T: Ibrahim Nolosha

Geeraar: Calan Yahow Rag U Hoobtay! Geeraarrkan “Calan yahow Rag U Hoobtay” waxa aan curiyey bishii Juun 26-keedii, sanadkii 2016. Maalmaha xorriyadda ayaa aan ugu talogalay in aan uga qeybgalo kuna muujiyo dareenkeyga ku aaddan marxaladihii uu soo maray calanankeygu iyo haddeer sida uu yahay. Geeraarku waxa uu ku billaabmayaa sida tan:- Hiimammow dadku jiifoAnigoo hurdi waayeyHadba

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:39AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:39AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!Toxob oo reynreyn weyni ka muuqato ayaa u sii hadaafay meeshi ama kobti ay ciddu tiil. Waxaad arkeysay in illimi Indhihiisa soo buuxdhaafisay. Farax owsan dareemin in muddo ah ayaa cagahiisa ka dhigay kuwo shoobshoob saanta u qaada. Culaabti uu siday ayaan marna hoos u dhigin farxaddi ow dareensanaa.

Heesta: Xeel gurracan! Curiye: Bashiir M. Xersi

Heesta: Xeel gurracan! Xusas dhigatooyXiiso badaneeyXis madoobeey Xusuus laayeeyXan ku nooleeyXamaasado iyoXiisad kicisooy. Xiiqsan oroddooy Xuurto daashaayXuquuq qarisaayXaq dabooshaayXaqiiq diiddaay! Xurgifhii horeEe la xallin rabayXanateeyaayXalay iyo shalayXaggii lagu jabayKu xadraysaay! Xoolo dhaqashiyoXamaal qaad iyoXoogsigii shaqoHawl xalaaleedIs ka xoortaay! Xalaal diiddooyXaaraan dubatooyXaqu naasyadaXaabsatooy cuna. Xeer dadweynahaXukun dawligaLoo xadidday shalayKu xadgudubtooy. Xal ma eegtooyXil ma garataayIs xagxatooyXujo hadal iyoXin ku tookhaay. Xer qabiil iyoXubno beelahaLaga

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q15AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q15AADHaddaan halkeedii kasii amba qaadno qormadeynii “Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” ee taxanaha noo aheyd. Sidaan horeba u carrabaawnay qeybtaan waxaan kusoo qaadaneynaa, Abshir Nuur Faarax Weheliye Gacal, Abshir Bacadle, (A.U.N) Haddaan dulmar kooban ku sameyno Taariikhdiisa, Laashinku wuxuu ku dhashay Mustaxiil oo ka tirsan dhulka Soomaaliyeed ee Itoobiya, xoogga ku haysato,

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q14AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q14AAD Sooyaalkii iyo Suugaantii Abwaan Jimcaale DhegataagSidaan horeba u balan qaadney inaan ku soo qaadaneyno ama uga hadleeyno, qoramadeenii taxanaha ahayd  ee Xeerka iyo Xidmadda shiribka, waxaana hore u sheegnay inaan ku faaqideyno qormadaan Laashin Jimcaale Dhegataag(A.U.N.) oo ahaa raggii qarnigii 20aad sida weyn hoggaanka ugu hayey  in Shiribka iyo suugaan dhinaca

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q13AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q12AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)Waxaan wali bartanka uga jirna qormadeynii taxanaha aheyd ee “Xeerka iyo Xikmadda Shiribka” sidaan horeba u sheegnay qeybtaan waxaan kusoo qaadan doonnaa, ama ku faaqidi doonnaa Shiribyadii caanka ahaay ama hirgalay ee ilaa manta lagu halqabsado, ee hal-abuur Laashin Faarax Nuur Qaboobe(Faarax Seefey A.U.N.)Haddaan ku bilaawno Shirib ilaa

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q12AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

 Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q12AAD Halqabsiga Shiribka.Waxaan weli ku guda jirnaa kala hufkii iyo kala haadinti qormooyinkii ku saabsana “Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” ee taxanaha noo aheyd. Marka haddii ay noo dhamaatay tireyntii aanu ku wadnay Shiribka iyo farac yadiisa.Qeybtaan waxaan ku faaqidi doonnaa Shiribyada hir galay iyo laashimiintii lahaa inta la hubo aniga oo baaris

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q11AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q10AAD Haddii aan kasii amba qaadno qormadeynii taxanaha aheyd ee aan uga hadleynay “Xeerka iyo Xigmadda Shiribka”Annagoo wali tirayntii bartanka kaga jirna, qeybtaana waxaan kusoo qaadan doonnaa tira kale oo aad u xiisa badan aadna loo adeegsado xilliyadaan dambe oo laashimiin badan isaga daba mareen waana tiro la magac baxday “Dood Shiribeed”

Tuugsigii dadbanaa Q6AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jalaato)

Tuugsigii dadbanaa Q6AAD Waxaan ku dhahay, bal waxa faahfaahin ma iga siin kartaa, arrintii maanta iyo masaajiidka aan kulanay? Waxa uu yiri haa, balse waxaan ka jeclaa inaan qoraal ahaan aad u aqrisato, maxaa yeelay waan qoray billawgeedii waxaana maraayay meel aad u sarreysa maantase waa soo af jarantay. Anigoo fahansaneyn waxna fahamsan ujeedadda, ayaan ku

Top