Shirib articles

“Gabayga, Doqonta yow sheega!” W/C/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

“Gabayga, Doqonta yow sheega!” W/C/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Gabagaan magiciisa waxaa la yiraahdaa: “Doqonta yow sheega!” Wuxuuna la hadlayaa Kooxda caadaysatay Gumaadka Ummadda Soomaaliyeed “Ugus” macnaha iyo maamooryada uu gudbinayo, is la gabayga ayaad ka dhex heli doontaa ee ka bogasho wacan:1. Shiinka gabayga sheekada wanqalan, Shaqalka dhowr nooca 2. Shibbanaha higgaade shirane, Kuu sharrixi doono 3. Shicir waa murtiyo shaacinteed, Hadal la

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q15AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q15AADHaddaan halkeedii kasii amba qaadno qormadeynii “Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” ee taxanaha noo aheyd. Sidaan horeba u carrabaawnay qeybtaan waxaan kusoo qaadaneynaa, Abshir Nuur Faarax Weheliye Gacal, Abshir Bacadle, (A.U.N) Haddaan dulmar kooban ku sameyno Taariikhdiisa, Laashinku wuxuu ku dhashay Mustaxiil oo ka tirsan dhulka Soomaaliyeed ee Itoobiya, xoogga ku haysato,

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q13AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q12AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)Waxaan wali bartanka uga jirna qormadeynii taxanaha aheyd ee “Xeerka iyo Xikmadda Shiribka” sidaan horeba u sheegnay qeybtaan waxaan kusoo qaadan doonnaa, ama ku faaqidi doonnaa Shiribyadii caanka ahaay ama hirgalay ee ilaa manta lagu halqabsado, ee hal-abuur Laashin Faarax Nuur Qaboobe(Faarax Seefey A.U.N.)Haddaan ku bilaawno Shirib ilaa

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q6AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q6AAD  Daahir, isla maalinti Isniinta sagaalki galabnimo iyo nus wuxuu gaaray xaafaddi uu degganaa, waxaana halkaas ku soo dhoweeyay Saaxiibadiis iyo Xasan Qaboobe oo isaga ahaa nin aad ugu garab galay guusha uu ku gaaray gadashada Fisaha deganaanta iyo ka shaqaysiga dalka Sacuudi Carabiya, Daahir isaga oo waqtiga la xarbinayo, wuxuu ku

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q12AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

 Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q12AAD Halqabsiga Shiribka.Waxaan weli ku guda jirnaa kala hufkii iyo kala haadinti qormooyinkii ku saabsana “Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” ee taxanaha noo aheyd. Marka haddii ay noo dhamaatay tireyntii aanu ku wadnay Shiribka iyo farac yadiisa.Qeybtaan waxaan ku faaqidi doonnaa Shiribyada hir galay iyo laashimiintii lahaa inta la hubo aniga oo baaris

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q11AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q10AAD Haddii aan kasii amba qaadno qormadeynii taxanaha aheyd ee aan uga hadleynay “Xeerka iyo Xigmadda Shiribka”Annagoo wali tirayntii bartanka kaga jirna, qeybtaana waxaan kusoo qaadan doonnaa tira kale oo aad u xiisa badan aadna loo adeegsado xilliyadaan dambe oo laashimiin badan isaga daba mareen waana tiro la magac baxday “Dood Shiribeed”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q9AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Haddaan hore u sii wadno tireyntii aannu ku jirnay, Xeerka iyo Xikmadda Shiribka. Tiradaan waxaan ku soo qaadaneynaa tira ku cusub Xeerka shiribka waana tallaab kale oo hore loo qaday, Shiribkana runtii sii qiimeynaysa.Sidaan kasoo sheekeynay qeybihii hore; waxaa jira tira cusub oo ah Toban iyo toban ka dul dhalatay macnaha fasireysa oo haddii leysku daro

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q8AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q8AAD Haddii aan kasii amba qaadno halkii ay noo joogtay. Qormadeynii Xeerka iyo xikmadda Shiribka, maadaama aan tireyntii wali noo dhamMaan waxaan qormadaan ku soo qaadaneynaa tireyntii qeyb ka mid ah lana magac baxdayKabbo walxaato” Kabbo walxaato waa hab iyo hannaan aan inta badan la adeegsan laakin ka mid ah tireynta Xeerarka

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q7AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q7AAD Haddaan kasii amba qaadno halki ay noo joogatay, Xeerka iyo Xikmadda Shiribka. Qeybtaanna waxay xariir la leedahay isla qeybii hore ee halxiraalaha aheyd laakin waxaan u weecinaynaa xagga “Diinta” maadaama guud ahaan Suugaanta gaar ahaan Shiribka lagu cabbiri karo dhinac kasta ee la doono, sidaan horeba ugasoo hadalnay.Shiribka  xeerkiisa  miisaanka iyo

Top