Shirib articles

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q5AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q5AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q5AAD Shiribka TobanleeyWaxaynu hore u lafa gurney qaybihii hore, caynka iyo jaadadka shiribka sida: “ Labaaley, Saddexleey, Afarreey,Shanleey, Sideedley iyo sagaalley”  Haddaba weli waxaan ku jirnaa tireyntii iyo kala sooca  hababka iyo qaababka shiribka loo curiyo.Haddaba  waxaa jira nooc kale oo isaguna  qaata tiro cayiman  sidii kuwii hore  waxaana la yiraa Shirib

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka! Q4AAD W/Q: Xasan K. Cuute(Shiribmaal)

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka!Q4AADSidaan horeba ugasoo warranay Shirib goob laga sheego iyo Gole la isugu yimaadu waxaa u dambeeysa Shanleeydii aan kusoo qaadanay qeybti sedexaad. Shanta lafteeda lagama curin karo xaraf ka baxsan “SHIIN” maxaa yeelay ma suuroobeyso in la adeegsadu xaraf kale deelqaafna laga dhowro, oo laga ilaaliyo, mar haddoow deelqaaf kaa noqdana micna

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka Q3AAD W/Q: Xasan Kaamil Cuute(Shiribmaal)

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka Q3AADWaxaan fillayaa inaan isla fahannay macnaha Shiribkaan seddexleeyda ah iyo u jeedooyinkoow koobayo laakin xaqiiq jirta wada ah, hubaal marka aad dooneeysid inaad intaan “Gabay” ku soo koobto Waa inaad wadda dheer iyo hoga tusaaleyn badan soo martaa, kaddib aad ku timaadaa u jeeddada aad rabto in lagula qaato, lana garto,

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka!Q2AAD W/Q: Laashin Cuute (Shiribmaal)

                    Xeerkan iyo Xigmada Shiribka!Q2AADWaxaynu hore u soo qaadanay,arrimaha shiribka iyo qaababkiisa kale duwan,waxaan soo sheegnay laba qaybood oo kala ah,shiribka Halleey iyo Labaaley, haddaba inaga oo hore usii wadi doona, waxaynu wada gelaynaa, Shiribka saddexleeyda iyo faracyo ka badan.Shiribka Saddexaaley iyo ka badan.Qeybta Seddexaad oo ayaan inta badan dhicin, marar dhif ah maahine, kulamada shiribka

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka!Q1AAD W/Q: Xasan Kaamil Cuute(Shiribmaal)

Xeerkan iyo Xigmada Shiribka!Q1AAD Hordhac Suugaanta Soomaaliyeed waa mid ka mid ah waxyaabaha saldhiga u ah dhaqanka, bulshada soomaaliyeedna waa kuwo ku tilmaaman murti iyo suugaan qotodheer oo hadalka lagu iidaamo, Suugaantu waa kala gedisantahay, waxayna leedahay abtirsiinyo kala duwan.Suugaanta waxaa isugu yimaad oo wadaaga si guud waa   Murtida, Maahmaahda, Hal xiraalaha, Carab jalqinta, Googaalaha

Baro godka SHIRIBKA W/D: Laashin Cabdi Nuur Waddani

Baro godka SHIRIBKA   Alla ha u naxariistee, laashin la dhihi jiray Rooble Mocoow, ayaa beri tegay goob ay kulan ku lahayd beel ka mida beelaha Soomaaliyeed. Rooble wuxuu ahaa nin laashina, dadkuna aad u yaqiin, nin ka daba hadli karaana waa uu yaraa, balse, dadkeennu ninka doorkaa waa duraane, Rooble dadku waa ay takoori jireen,

Gaso Ganuun, Gasiin (Q15aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun, Gasiin (Q15aad) Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Maalinti madashu ahayd ayaa garoonki kubbadda la isugu yimid. Waxaanu garoonki la soo galnay carcar aan hore nalooga baran, khaasatan marki ow naga soo horjeedo Calawi. Dadki cayaarta fiirsahaayay ayaa indhaha ku kala qaaday Koorba Nuuda cusub. (Mahad badan ayaan u gudbinaynaa—aniga iyo qoraagaba—gebar noo soo dirtay farriin

Musharraxii Soo Shaqa tagay Q3AAD W/Q: Cabdullaahi (YamYam)

  Musharraxii Soo Shaqa tagay iyo waayihiisii nololeed Sugulle oo balwaddi baabi’isay Sidii xaafaddiisa looga eryay waxa uu guda galay nolol rajo beel ah. Waxa uu si tartiib-tartiib ah u bilaabay balwaddii. Hal xabbo sigaara buu ku bilaabay. Xabbadaas sigaar ka ah waa uu qarsadaa, markuu cabbana waa uu qoomameeya. Dhowr saac markuu joogaba xiisihii

Hambalyada Laashimiinta ee Sanadguurada Mareegta Laashin

“Hambalyo,hamabalyo, hambalyo! Sanad guuradda labaad ee mareegta Laashin.com Howlwadeenada iyo hal-abuurka Qalinleeyda dhammaan bahada Laashin.com sanad guura wanaagsan halkiina ka sii wada dadaalkeena waan guuleeysan doonaaye Insha’Allaah! Hambalyo mar labaad & Sanad guuro Labaad! Shirib-maal Toban walxaato laan ku taal Toban kaleey u soo le’ daan! Lixya labaatan laanbadood Leyr ka bexeey u soo le’

Shirib: Dood dhexmartey Laashin Shiribmaal iyo Rw Itoobiya

“Waa dood na dhex martay aniga iyo Reysalwasaaraha  Itoobiya iyo Laashin Shiribmaal.   Laashinka   ” Wajiya sharaf weecisee Wakiil tigree ma waalateen? RW: Itoobiya Ma waalane dad wiirsadaa Warma lasoo baxeen walaal, Laashinka Weelaan la buuxin waligiis Wadnaan baqeyn ammaad wadaa? RW: Itoobiya Ma wadee dad wareersanaa Wajaanta iiga waaliyeen! Laashinka Waabaayadaad walaal badeen(soomaali)

Top