Shirib articles

Shirib dood oo dhexmarey Laashin Cabdi Nuur iyo Taliye Tuuryare.

Shirib dood oo dhexmarey Laashin Cabdi Nuur iyo Taliye Tuuryare.

  Waa shirib dood oo dhex maraya   Laashin Cabdi Nuur iyo taliyihi nabad sugida qaranka ee xilka laga qaaday Tuuryare, waxaa la googoosanayaa weydiimo iyo warcelino aan turaale ku jirine wuxuuna laashinku hab farshaxanimo ku dheehantahay noogu soo gudbiyey dareenka bulshadu ka qabaan is beddelka iyo xil wareejinta taliyaha, waxyaabaha la weydiin doono iyo waxa

Dood Shirib ah oo dhex martey Laashin Ibraahin iyo Afhayeenka Alshabaab

Waxaa caawa jilibka isu laabay, Laashin Ibraahin Cali iyo Afhayeenka Kooxda Alshabaab, doodan iyo garnaqsigan oo qaab Suugaaneed godka Shiribka ku baxaya, ayaa laysku weydaarsadey qaabka loo kala aragti duwan yahay. Laashin Ibraahin oo ah Afhayeenka dadweynaha ayaa inta badan ku soo gudbiya dareenkiisa suugaaneed, guuxa bulshada iyo hadba xaalka lagu jiro. Bogasho wacan.  

Shiribka Toddobaadka:Maxaa kala qabsaday Laashin Cabdi Nuur iyo Caasimadda Xamar.

    Shiribka Toddobaadka:Maxaa kala qabsaday Laashin Cabdi Nuur iyo Caasimadda Xamar.   Laashin Cabdinuur oo isaga iyo Laashimada kale toddobaad walba inoo soo bandhigaan, guuxa bulshada iyo dareenka dadweynaha oo qaab suugaaneed weliba Shirib ahaan ku baxaya ayaa caawa waxay   sheeko iyo wada xaajood dhexmaray isaga iyo Caasimadii Muqdisho, Laashinka ayaa wareystay oo ay

Shukaansi Shirib, Bille iyo Barni Q1AAD W/Q Cabdi Nuur Waddani

  Hasaawe Suugaaneed, Bille iyo Barni, W/Q Cabdi Nuur Waddani Waa haasaawe suugaaneed u baxaya habdhaca Shiribka, waxaa is weydaarsanaya wiil iyo gabadh, ku kulmay meel ka dibna, haasaawe iyo ilaaqtan dhexmarey, bogasho wacan.   Bille Barqa wanaag san baatilleey Buufisku waa isoo baxshee, Barni Barqa la mida baashiyoow Bahalna ways baheysatiin, Bille Bahal miyaa

Shirib Garnaqsi ah Dhex maray Laashin Cuute iyo Madaxa Alshabaab

            Waa shiri Garnaqsi ah oo dhex maraya laashin Hassan Kaamill Cuute iyo madaxa alshabaab, waxayna doodii u dhacdey sidan e bogasho wanaagsan-. waxaa shiribka Billaabay,  Laashin Cuute wuxuu yiri: Laashinka Gurya shacab hadaad gashaan Gebi ahaan maxoow gubtiin?? Madaxa shabaab Gaala kujirta gees walboo Guulihi uumayeey gebeen Laashinka Gaala

Top