Shirib articles

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q28AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q28AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q28AAD. Ilbir ayaa waagu ku baryey, wuxuuna yaqiinsaday inay dhab ka tahay Abuu Salmaan, wuxuu sameeyo ayuu garan waayey, waxaana ku dhacay niyad jab laxaad leh.Abu Salmaan hadalka waxa ku koobay,haddaad sidaad doonayo yeeli wayday, dhagax baan ku dilayaa, wuxuuna u qabtey muddo cayiman, hadduu kaga soo bixi waayo shuruudaha lagu xidhay,

Top