buraanbur articles

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q10AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q10AAD W/Q: Cabdullaahi M.(Siyaasi)

 Sheeko Taxan: Xero Shaydaan Q10AAD Waxaa  kor u kacay si aan la malayn karin dhaqaalaha soo galo Maqaayada, shirkadda Abu-Cali iyo Daahirna waxay fooda la gashay bishi lixaad ,intaa keddib Daahir wxuu ku dhiiraday in Abu-Cali uu weydiisto, in uu kor u qaado qeyb ku lahaanshihiisa maqaayada oo ahaa Rubac ,gaarsiiyana Nus .Abu-Cali codsigaas kuma farxin

Top