Qormooyin articles

Sooyaalkii saxaabbada (ERN )Q3AAD W/Q: Muqtaar Macalin Cali Bood

Sooyaalkii saxaabbada (ERN )Q3AAD W/Q: Muqtaar Macalin Cali Bood

Sooyaalkii Saxaabbada ERN Q3AAD Fadliga Sayid Abuu bakar Abuu Bakar Siddiiq ERN wuxuu ahaa qof eebbe siiyey fadli aanan lagu soo koobi karin qoraal, haddii aynu isku dayno inaan wada qornana (fadligiisa kaliya) baa buug iyo buuggaag badan laga buuxin lahaa. Macnahu waxaa waaye waa wax aanan la soo koobi kareyn fadligii sayid Abuu Bakar Siddiiq. Wuxuu

Waddada suubban. Q19AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q19AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”“Sabarka iyo Adkaysiga”Mowduucaanu wuxuu toos ula xariiraa qaybtii aan jimcadii hore soo qaadannay, waxaana kusoo qaadanayaa hal “Xadiith” oo Nabiga (S.C.W.) laga soo weriyay waana qisa hore u dhacday oo cajiib ah kuna saabsan “Sabarka iyo adkaysiga” waxaana kasoo qaatay, ama kasoo xigtay Kutubka: “Riyaalus-saalixiin” (رياض الصالحين)“Beertii Suubbanayaasha”

Ilbaxnimadii Soomaalida Q1AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

          Ilbaxnimadii Soomaalida Q1AADIlbaxnimo? Haddaan qeexno weedhan ilbaxnimo waa mid muujineysa, horumar dhaqan iyo dhaqaale bulsheed ay heer ku gaadhay, arrimo aan hore u jirin oo bulshadaasi ambaqaaday, dhaqan soo jireen ah oo ku dhisan maskax iyo maanin habka nolosha loo maareeyo oo leh waddooyin iyo wadiiqooyin loo jeexay.Ilbaxnimada Soomaalidu waxay ahayd mid aad u sarreysa

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)Qaybtii 4aadQore : Mohamed Musa Sh NoorKadib markii ay shaaha soo karisay ayuu oday buraale gabadhii u maah maahay wuxuna ku yiri “Aasiyo waxaan kaaga digaayaa saddex, saddexna waa ku farayaa.1-Waxaan kaaga digayaa wiil da’daada ah oo damacaaga iyo dareenkaaga aan fahmi karin. 2-Waxaan kaaga digayaa shisheeyaha oo

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q4AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q4AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Guurowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: “Dhallinyaro” waxaa marinaya laashin: Maxammed Gacal Xaayow (AUN). Wuxuu uga guuroobayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ee halbowlaha u ah jiritaanka Qowmiyadda Soomaaliyeed, deegaan walba oo ay joogaan. Wuxuu si gaar ah u ammaanayaa dhallinyaradii u soo halgamay Xornimada Qaranka Soomaaliyeed ee (13-kii SYL). Waxaa

AYAANLE WAA EEDEEYSANYAHAY. W/Q: Maxamed Cumar Ugaas

AYAANLE WAA EEDEEYSANYAHAY. W/Q: Maxamed Cumar Ugaas.Mahad Eebe ayay u sugnaatay, naxariis iyo nabadgelyana rasuulkiisa NNKH ha ahaatee. Dunidaan qof waliba waxaa soo mara xaalado kala duwan oo macaan iyo qaraar, Nasiib iyo nasiib darro isugu jira intaba. Eed iyo wax sheegna waa dhaqan iyo caado laga wada simanyahay habalagu kala duwanaado’e heerka dhaqan dhaqaale

Aasiya khayrka waa uga daray!!!

Aasiya khayrka waa uga daray!!!Qaybtii 2aad Qore: Mohamed Musa Sh. NoorGuriga gadaashiisa iyada oo dhahaysa ayey hurdadii kasoo boodday.Waxay bilowday in ay is waydiiso su’aala badan, maxaa yaala guriga gadaashiisa, shimbirka marna wuu ii bishaareeyay marna wuu ii deershay, maxay tahay qayrka iyo sharta is daba yaal ee i sugaya, guriga gadaashiiisa maxaa iga galay

Top