Qormooyin

ADDOONSIGII MADAWGA EE BARIGA DHEXE— DHIBTA AAN LA SHEEGIN!

 ADDOONSIGII MADAWGA EE BARIGA DHEXE— DHIBTA AAN LA SHEEGIN! ​ XADIIS“Rasuulkii Alle, Maxamed (CSW) waxa uu yidhi: “Alle ka cabsada, oo u naxariista kuwa gacantiinu hanatey—Addoomaha. Waa walaalihiin oo Alle gacmihiina...

Kalalkii kala geddisnaa ee Afafka Q1AAD W/Q:Dr. Suldaan Garyare

        Kalalkii kala geddisnaa ee Afafka Q1AADHORDHAC1.1 Kalalkii kala geddisnaa ee AfafkaWaxa jira marxalado kala geddisan oo uu soo maro af kasta oo dunida lagaga hadlo, Soomaaliguna waxa uu ka mid...

Tiirarka noloshayda W/Q:Cabdiraxiin Hilowle Galayr.

Tiirarka noloshayda.Sawirkan waa Abtigey Xaaji Maxamuud Xaaji Ismaaciil iyo Walaalkay Cabdixakiim Sheekh Maxamed Axmed.Marka laga yimaado Hooyaday Faadumo warmooge oo ah qofka aan adduunka ugu jecelahay iiguna miisaanka culus...

Maalmaha Xorriyadda Soomaaliyeed ee Weli Xanniban Q1AAD W/Q: Bashiir Cali Barre

       Maalmaha Xorriyadda Soomaaliyeed ee Weli Xanniban.Qaybta 1aad 26 ka Juun, Billowgii Maalmaha Xorriyadda  26kii Juun 1960kii waxay ahayd maalintii u horreysay ee calan soomaaliyeed oo xor ahlaga taagay ciidda soomaaliyeed, waxaana...

Tuugsigii dadbanaa Q11AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jalaato)

Tuugsigii dadbanaa Q11AAD Waxaan u imid Daahir oo aan ku balansaneyn inaan inuu ii dhammeystiro sheekadii qabyada noo aheyd, bslse intaa aan guda galin ayaan u sheegay beri subaxnimada hore...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:40AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q40AAD.Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!Toxob ayaa sidi ruux makalaalaxay fadhi-bood haw ah ku soo toosay. Inta ow indhaha kala furay ayuu saas ula raacay meeshi uu curadkiisu...

DAACUUNKA W/D: Gallad Dahir Hassan

DAACUUNKA Daacuunku waa cudur daran, oo ka dhasha biyaha iyo cuntada wasaqaysan. Inta badan waxaa la la xariiriya goobaha biyo yari iyo nadaafad xumo ay ka jirto, sida xeryaha qaxootiga....

Faallada iyo falqeynta saaxiibkaan eersaday Q1AAD W/Q: Canab Diiriye

Faallada  iyo  falqeynta saaxiibkaan eersaday Q1AAD Hordhac.Qoraalkaan wuxuu daba socdaa sheekadii la magac baxday saaxiibkaan eersaday oo uu qoray Cismaan M. Qanyare, waxaan ku cabbiri doonaa aragtida aan ka dhex...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 33aad                                      1 TELKA IYO BEENTA Ma ogtahay in qofku been badan yahay marka uu teleefonka ku hadlaayo marka...

Siday Gaalada Krishtaanka ahi isugu dayeen inay Xadaan Nabi Muxammad SCW – Qaybta Labaad

Qaybtii 2aadSiday Gaalada Krishtaanka ahi isugu dayeen inay Xadaan Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam – Qaybta Labaad – Cumarعمر oo Badda Cas krishtaanka yurub ka...

SHEEKOOYIN