Qormooyin

Ducada Ataxyaatka iyo Macneheeda. Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Ataxyaatka hore   Al Imaamu Al Nawawiiالإمام النووي Allaha الله u naxariistee wuxuu “Al Majmuucالمجموع” ku yiri:   "Salaadda Duhurka, Casirka, Maghribka iyo Cishaha, labada Rakco oo hore kaddib, adigoo fadhiya  akhri ataxyaatkaan:   "التحيات،...

Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 14aad. W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon)

   Cali yare waxuu sugayaa markaan jawaabtayda, ka horse intaanan ujawaabin waxaan jaleecay raggii kalee ila dhagaysanayay, bal inay waxuun falcelis ah ka bixiyaan, iyana waa kuwaan xagayga soo wada...

Si ka mid ah war is gaarsiintii hore ee Soomaalida W/Q: Kaahiye Cismaan Xaashi

  Si ka mid ah war is gaarsiintii hore ee Soomaalida   Halkan waxaad ka fahmi dontaa falsafad ahaan dhaqankii war is garsineed, ee Soomaalidii hore, iyagoo kumanyaal meel isu jiro, haddane...

Gaso Ganuun, Gasiin (Q6aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, ganuun, Gasiin (Q.6aad)  "Sheeko, sheeko Sheeka Xariir" Hurdo ama jiifku waxaa la yiraa waxay qaraabo soke yihiin geerida. Odaygi ayaa hurdo camiiq ah ama dheer bitiq la yiri. Daal mug weyn...

TAARIIKHDA CALANKA SOOMAALIYA IYO CALAMADII SOOMAALIDA EE JIRAY BOQOLAAL SANO KA HOR

TAARIIKHDA CALANKA SOOMAALIYA IYO CALAMADII SOOMAALIDA EE JIRAY BOQOLAAL SANO KA HOR. Calanka Soomaaliya oo loo yaqaan KULMIYE, waxaa loo aqoonsaday astaan calan qaran 12/10/1954. Sanadkii 1949 jamciyada quruumaha ayaa ogolaatay...

MAALMAHAYGII MUQDISHO; hordhac Q1AAD W/Q: Bashiir M. Xersi

MAALMAHAYGII MUQDISHO; hordhac Q1AAD   Dal burburray, qaran dumay, dawlad ay ka la daateen hay’adeheedii oo dhan, ee soo maray walina ku jira; dagaallo sokeeye, ee beelo, diin, dhaqaale iyo damac...

Caqabad miyaad la kulantay? Hambalyo W/T: MohamedNur Hussein Abdalla Hame

Caqabad miyaad la kulantay? Hambalyo Waxaan xusuusteyda idiinkaga sheegaayaa mar aan shaqo-wadaag noqonay Mudane Celement Stone, oo ahaa maareeyaha mashruuca. Intii ay howshu socotay, waxaa nala soo gudboonaaday caqabado badan,...

Halka laga raadinayo xuquuqda dumarka W/Q: Anab Diriye

Halka laga raadinayo xuquuqda dumarka   Ka ma hadlayo xaquuqda dumarka Ilaah siiyey, oo qof kasta oo diintu wax uga billaaban tahay waa yaqaan. Waxaan halkan ku bidhaaminayaa xaqa gabdhaha...

DHAMBAAL W/Q: Ramla Gobdoon

DHAMBAAL Waan ku tebay. Si aanan qiyaasi karin ayaan kuu tebay. Waxa aan is waydiinayaa, oo aan la yaabbanahay, sida aan ugu adkaystay muddada fog ee aan ka la maqannahay....

SHEEKOOYIN