Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:41AAD Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!Waagii markuu baryay ayaa ciddi intoodi kale ku soo keceen iyada oo hiindadii dab babbinayso. Odaygi ayaa hooyadii bariidiyay. “Shirmaad soo kacday,” ayuu...
ADDOONSIGII MADAWGA EE BARIGA DHEXE— DHIBTA AAN LA SHEEGIN! XADIIS“Rasuulkii Alle, Maxamed (CSW) waxa uu yidhi: “Alle ka cabsada, oo u naxariista kuwa gacantiinu hanatey—Addoomaha. Waa walaalihiin oo Alle gacmihiina...
Kalalkii kala geddisnaa ee Afafka Q1AADHORDHAC1.1 Kalalkii kala geddisnaa ee AfafkaWaxa jira marxalado kala geddisan oo uu soo maro af kasta oo dunida lagaga hadlo, Soomaaliguna waxa uu ka mid...
Tuugsigii dadbanaa Q11AAD Waxaan u imid Daahir oo aan ku balansaneyn inaan inuu ii dhammeystiro sheekadii qabyada noo aheyd, bslse intaa aan guda galin ayaan u sheegay beri subaxnimada hore...
DAACUUNKA Daacuunku waa cudur daran, oo ka dhasha biyaha iyo cuntada wasaqaysan. Inta badan waxaa la la xariiriya goobaha biyo yari iyo nadaafad xumo ay ka jirto, sida xeryaha qaxootiga....
Faallada iyo falqeynta saaxiibkaan eersaday Q1AAD Hordhac.Qoraalkaan wuxuu daba socdaa sheekadii la magac baxday saaxiibkaan eersaday oo uu qoray Cismaan M. Qanyare, waxaan ku cabbiri doonaa aragtida aan ka dhex...
XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 33aad 1 TELKA IYO BEENTA Ma ogtahay in qofku been badan yahay marka uu teleefonka ku hadlaayo marka...