Qormooyin articles

ADDOONTII YAREED! W/Q: Abdi-aziz Mohamed Shidane

ADDOONTII YAREED!   Cubeyda waa gabar yar, oo ku dhalatay carriga Sacuudi Carabiya. Waxay calool gashay mar ey hooyadeed qaxooti magan-galyo doon ah ku aheed xerada Al-jaxiima ee waddanka Yaman. Hooyada dhashay Cubeyda waxay ka tillaawday soohdinta u dhaxeysa Yaman iyo Sacuudiga, si ey u hesho shaqo ey ku dabbarto nolasha adag, ee ey ku

Baaq nabadeed ku wajahan daminta buun colaadeedka yeeraya!.

Guud ahaan bah weynta afmaallada soomaaliyeed ee hoobal iyo hal-abuurba leh, waxey baaq nabadeed u dirayaan goobaha uu ka soo yeerayo buunka colaadda iyo caga jugleynta leh ee lagu sii qaxinayo maatada aan waxba galabsan ee muddada 25ka sano ah soo daalaa dhaceysay. Bulshada soomaaliyeed waxey ehel u noqotay musuq iyo abaaro ka dhashay qabyaalad

Sidee Romantic loogu ahaadaa Lammaanahaaga? Qore; Aweis Adde

Sidee Romantic loogu ahaadaa Lammaanahaaga?   Habeen aniga oo gabar teelfan kula sheekeysanaya, ayaa waxey soo hadal qaadday in ay hadda ka hor ayeeyaded weydiisay su’aal aheyd; “Ayeeyo haddii aan saaxibkey aad u jeclahay, sideen u dareensiiyaa?” Ayeeyadii oo u jawaabeysa ayaa tiri; “Naa ninku yuusan kaa dareemin inaad jeceshay, haddii kale wuu kugu dul

Silsiladda; MIDNIMO Maansada; 2AAD (Leyska dhiib Mareykan) Curiye: Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)

Silsiladda; MIDNIMO Maansada; 2AAD (Leyska dhiib Mareykan)   Maansada (Leyska dhiib Mareykan) Silsiladda Midnimo ee ka socoto Mareegta Laashin.com iyo Golaha Tartanka Suugaanta Soomaaliyeed ayaan kaga qeyb qaadanayaa. Maansada magaceeda waxaa la yiraa (Leyska dhiib Mareykan) waxeyna ka mid tahay silsiladda MIDNIMO, ahna maansadii labaad, oo jawaabu ah Bashiir M. Xersi oo billaabay silsiladda Midnimo.

Biloowga Dagaalka Shidaalka (Black Gold) Ee Soomaaliya! W/D: Cabdulqaadir “Cabdiboqor”

Biloowga Dagaalka Shidaalka (Black Gold) Ee Soomaaliya! “A free society is one where it is safe to be unpopular”- Adlai Ewing Stevenson Hordhac/Gogoldhig Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo Intaa kabacdi, aqristaha sharafta badanoow, ma aha wax lagu farxo wadan 20-sano iyo ka badan burbur

Ka Fikir: Soomaaliya oo la hoos geliya Wasaayadda IGAD 2016

Ka Fikir: Soomaaliya oo la hoos geliya Wasaayadda IGAD 2016 Maxamed Cusman Cumar — Qoraalka aad aqrinaysid qaar waa wax jira, qaarna waa wax mala awaal ah, kuna saabsan waxa dhici kara, marka ay dhammaato muddada jiritaanka Maamulka Federaalka iyo muddadii xafiiska loo doortay Maxadweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, haddii la qaban waayay doorashadii la ballan

Hardanka danaha dawladaha iyo han la’aanta dadka Soomaaliyeed W/D: Cabdiraxmaan Faarax Xaashi (cawaale)

Hardanka danaha dawladaha iyo han la’aanta dadka Soomaaliyeed   Dawladuhu kuma dhisaan waddammadooda  diin-wadaag dulucdiisu tahay dareen caadifadeed, oo aan meel dheer jirin, ee waxaa hoggaanka u haya diinaamiikiyad siyaasadeed, oo lagu jaangooyey danaha waddanka, oo is la badbadaleysa isbaddalka siyaasadahaas. Waxaa la yiraahdaa: “Cadaawad iyo saaxiibtinimo joogta ah ma lahan siyaasaddu, ee waxay leedahay

Top