Qormooyin

Qoraa Garyare iyo Qalinkii Taabo galay W/D: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Qoraa Garyare iyo Qalinkii Taabo galay.Afka Soomaaliga ayaa muddooyinkii dambe wuxuu ahaa mid u koraya si aad ah, iyadoo bulshada Soomaaliyeed  aqoonyahankeeda iyo Afmaalkuba ay si wadajir ah xil...

“Waddada Suubban: Q10AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

"Waddada Suubban: Q10AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”“Waa inaan dunida lagu talax tegin laguna raalli noqdo wixii calaf ah ee aad hesho haba kuu yaraadaane!” (Mowduuci Seddaxaad.).Moowduucaanu wuxuu toos...

Maryan ma ahayn Masiixiyad! W/Q: Bashiir M Xersi

 Maryan ma ahayn Masiixiyad! Hurdo ayaan ka soo toosay. Sida caadada ii ah, haddii aan ammin haysto waxaan isha mariyaa wararka iyo baraha bulshda.Farriimihii la iigu soo diray Facebook waxaan...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 48aad                                             1-LAMA YAQAAN IYO LA YAQAAN !!!Lama yaqaan ayaa mararka qaar kuu noqda la yaqaan kuu dhow, halka...

“Waddada Suubban: Q9AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

"Waddada Suubban: Q9AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”“Waa inaan dunida lagu talax tegin laguna raalli noqdo wixii calaf ah ee aad hesho haba kuu yaraadaane!” (Mowduucii labaad).Moowduucaanu wuxuu toos...

XAQIIQDA NOLOSHA AAN KU NOOLNAHAY. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                             XAQIIQDA NOLOSHA AAN KU NOOLNAHAY.Wax walba oo dunidan dhex jooga waxay leeyihiin wax kooba oo lagu ogaado inta ay ka kooban yihiin oo muhiim u ah garashadooda, in...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 47aad                                                           1-Tijaabada  Tijaabada ugu daran ee nin rag ah lagu tijaabsho waa sida uu uga dhaadhacsho haweenta...

Waddada Suubban: Q8AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada Suubban: Q8AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”"Waa inaan dunida lagu talax tegin laguna raalli noqdo wixii calaf ah ee aad hesho haba kuu yaraadaane!"Eebbe kor ahaaye wuxuu Qur'aankiisa...

Falanqeynta Sheekooyinka Laashin.

Falanqeynta Sheekooyinka Laashin. Bahda mareegta laashin oo goor walba u taagan, tayeynta iyo taageerada qoraalka afka Soomaaliga, higsigooda koowaadna yahay sidii loo heli lahaa: qoraallo, hal abuur, curis iyo maanin...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q29AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka” Q29AAD W/Q/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Haddaan sii amba qaadno qormooyinkii taxanaha noo ahaay ee “Xeerka iyo Xigmadda shiribka” qormooyinkii hore ama tii noogu dambaysay waxaan kusoo qaadannay,...

SHEEKOOYIN