Qormooyin

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q: 18AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q: 18AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal” Haddaan halkeedii ka sii amba qaadno, qormadeynii taxanaha noo aheyd, ee aan ku faaqideynay "Xeerka iyo Xikmadda Shiribka" qeybtaan waxaan...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:39AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:39AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir!Toxob oo reynreyn weyni ka muuqato ayaa u sii hadaafay meeshi ama kobti ay ciddu tiil. Waxaad arkeysay in illimi Indhihiisa soo buuxdhaafisay....

Shidaalka Soomaaliya: Ma belayaa laga dhaxli doonaa mise Barwaaqo?Q3AAD W/Q: Hassan Mudane

Sidee looga baxsan karaa? Soomaaliya waxa ay ka mid yahay dalalka leh ifafaalo wanaagsan ee xagga tamarta, waana dal ay haysato caqabado badan oo la xiriira sahanka shidaalka. Waxaa...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 32aad                                     1 RAGA IYO EEYAHA Ma ogtahay in Ragu ay ku dabeecad yihiin Eeyaha marka laga hadlayo Qoyska,...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:38AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:38AAD  Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!  Toxob ayaa ka yaabay sooryada meesha la keenay. Bariis la yiri waa baasarac oo lagu dhexkarshay hayl, qarfo, iyo sacfaraan. Waxaa dhinaca ka...

Soonqaad wanaagsan mise Ramadaan Mubaarak?! W/Q Bashiir M. Xersi

Soonqaad wanaagsan mise Ramadaan Mubaarak?! Soonqaad suubban Habeenkii soonqaadku soo galay, ayaa waxaan soo qoray, in adeegsiga afka ay ka mid tahay, in la dhaho "Soonqaad wanaagsan" ee aan la dhihin...

Shidaalka Soomaaliya: Ma belayaa laga dhaxli doonaa mise Barwaaqo?Q2AAD W/Q: Hassan Mudane

Shidaalka Soomaaliya: Ma belayaa laga dhaxli doonaa mise Barwaaqo?Q2AAD W/Q: Hassan MudaneMusiibada iyo mashaakilka KhayraadkaWaddamada dhaca qaaradda Afrika, heykal-dhaqaaleedkoodu inta badan waxa uu ku tiirsan yahay dhoofinta khayraadka dabiiciga...

Dawladaha krishtaanka ee Yurub oo isku dayay inay xadaan Nabi Muxammad SCW

Dawladaha krishtaanka ee Yurub oo isku dayay inay Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam xadaan Intaasoo goor ayay krishtaanka yurub iyo shiicaduba isku dayeen inay jirka...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 31aad    1 CILMI BAARIS Ma ogtahay cilmi baaris la sameeyey ay xaqiijisay  in inta badan aad tartiib u cunto...

Al-israa iyo Almicraaj W/Q: Ali Heris (Ali Kabayare)

 Al-israa iyo Almicraaj  Al-israa iyo Almicraaj: guureysiintii mucjisada ahayd ee Nebigeena SCW oo laga qaaday Makkah ilaa Masaajidka Qudus iyo Korintii la korsiiyey dabadaha cirka Goor faafinta islaamku meel dhexe...

SHEEKOOYIN