Qormooyin

Wax aan Marnaba Dhici Karin! W/Q: Xasan Aadan Hoosoow

Wax aan Marnaba Dhici Karin!Waa 1944. In kastoo ay dagaal culus gashay, weli waxay ahayd boqortooyo ku hubeysan taariikh mug leh iyo awood aan la dhayalsan karin, balse, waxaa...

Diiwaanka maansooyinkii Abwaan Abshir “Bacadle”

Diiwaanka maansooyinkii Abwaan Abshir "Bacadle" Maanta 31/05/2017, aniga oo maktabad ku dhexjira, buugaagna fiirfiirintood ku hawlloon, ayaan si kadis ah, waxaan u arkay dhigane maqal kaliya igu ahaa, in ka...

Shidaalka Soomaaliya: Ma belayaa laga dhaxli doonaa mise Barwaaqo?Q1AAD W/Q: Hassan Mudane

Shidaalka Soomaaliya: Ma belayaa laga dhaxli doonaa mise Barwaaqo?Q1AAD “Abeesadu waxa ay cuntaa ciida, laakiinse caqli badnaan iyo taxadar inta ay ka qabto, way u habeen seexataa si aysan oga...

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:37AAD W/Q. Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun iyo Gasiin Q:37AAD Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Inti uusan Toxob hadal ayaa nin dheer oo dhoollacaddayhaaya ka soo baxay gurigi fiddowga lagu qabay. Toxob ayaa indhaha la raacay dhoollacaddaynti ninka....

Dumarow waxaad u qalantaan fahma Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Dumarow waxa aad u qalantaan fahma. Mar walba waa muhiim in aad kala garato marka aad tahay qof dumar ah oo dhalin yar hadana u nugul quudashada xiriirada kala...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor                 Qaybtii 30aad                                                                                                                  DIIMADOODA KUUMA BANAANA Waxa aad wax ka leedahay diidmadooda waa kuu banaantahay, balse waxa aadan...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka Q16AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka, Q16AAD Haddaan sii amba qaadno qormadeynii "Xeerka iyo Xigmadda Shiribka" ee taxanaha noo aheyd, qeybtan waxaan ku soo qaadaneynaa haddii Eebbe idmo, shiribyada Laashin Cabdulle Raage...

“When Donkeys Give Birth To Calves” Buug dhugasho iyo dhuuxid mudan

“When Donkeys Give Birth To Calves” Buug dhugasho iyo dhuuxid mudanInta aanan mowduuca cinwaankan gudagelin, bal aan iftiinsho sidan ku helay. Maalin anoo dhexmushaaxaayo baadidoonka Googlaha ayaan helay afar...

Waajibnimada soomidda Soonka W/D: Xasan Kaamil “Shirib-maal”

Waajibnimada soomidda Soonka"SOON SUUBBAN" "Allaah"(سبحانه وتعالى) waxaa uu qur'aanka ku yiri: “Kuwa xaqa rumeeyoow waxaa laydinku waajibiyay Soonka sidii loogu waajibiyey kuwii idinka horreeyey si aad u dhawrsataan, xumahana uga...

DOORASHO IGU ADAG (SHEEKO GAABAN). Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                      DOORASHO IGU ADAG (SHEEKO GAABAN)Waligeed dhab uma dhadhamin dareenkeeda dhabta ah, dooqeeda dhabta ah, qofkuse mar uu dhadhanshaba waxaa jira waqti uu dhadhamin doono, nasiib darrase waxay wax jeclaatay...

SHEEKOOYIN