Qormooyin

Isma guursan karno! Qore: Cabdinaasir Maxamad Cali

Isma guursan karno!   Waxaa in muddo ah waxbarasho jaamacadeed isla dhiganayay wiil iyo gabar soomalideed kuwaasoo intey waxbarashada ku gudajireen uu dhexdooda ka beermay jaceyl. Jacelkoodii waxaa u sii dheeraa...

Gabayga tahriib iyo tala Xumo W/T: Laashin Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Gabayga tahriib iyo tala Xumo  Gabaygan waxaa tiriyey Laashin: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal" Waa gabay uu uga warramo dhacdooyinka joogtada ah ee ay la kulmaan bulshada Soomaaliyeed,  sidoo...

XASIL OO ILA GARO.(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                     XASIL OO ILA GARO. Qaybtii 16aad                                                DAJI IIMAANKAAGA Sida uu Alle naxariistiisa ugu baahiyay dunida oo dhan ayuu hadana ugu baahiyay, Xanuun oo dhan, Murugo oo dhan, Caajis oo...

Dhambaal kaaga yimid Ibrahim (W/Q: Ibrahiim Cisman Afrax)

Naf ku jecel, ku fekertay in ay abid ku sii jeclaato, kaana xulatay asaagaa ayaan kaaga sidaa salaan udgoon badan oo kasoo go’day niyad laguu goglay oo aad kaligaa...

Gaso Ganuun Gasiin (Q18aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun Gasiin (Q18aad)  Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Sannado badan ka dib ayaan fahmay wixi Aw Bootaale ka hadlaayay. Kierkegaard oo ahaa feylasuuf reer Denmaarka ah ayaa yiri, “Nolosha sideedaba tiigsaad u...

Ka qoomameeyey waqtigeygii qasaaray! W/Q: Shukri Maxamuud Maxamed

Ka qoomameeyey waqtigeygii qasaaray..!!! Goor sheegtaddu waa 04:00 galabnimo salaad casir kaddib, waxa uu qorshuhu ahaa in aan magaalada aado, waxaan joogey magaalo igu cusub oo aad baan u xiisaynaaye...

Suugaanta ”SALSAL” maxaad ka taqaannaa? W/D: Abwaaan Maxamad Xuseen Faarax

Suugaanta ''SALSAL'' maxaad ka taqaannaa?   Waxaan nahay bulsho murti iyo suugaan ku dhaadata. Sooyaalkeenna aqoon, ogaal iyo aqool waxaa ku taxan yihiin suugaan jaad walba leh, oo u ah kayd...

Haddaan WERIN iyo WERIYE la helin la ma ka la WARQAADEEN. W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Haddaan WERIN iyo WERIYE la helin la ma ka la WARQAADEEN. W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"  Inta aynaan u galin faa'qiddaadda werin iyo weriyannimo, aan baranno macnahooda: Waa maxaay Werin iyo...

Aabbe waan Hilmaamaa! Turjume: -Hassan Mudane

Aabbe waan Hilmaamaa!   Waxaan halkan idin ku soo gudbinayaa dhambaal qiimo badan kana timid maskax furan. Dhambaalkaas waxaa qoray W. Livingstone Larned wuxuuna qoray sanadkii 1927. Wuxuu u qoray wiilkiisa,...

Duulisteennii W/Q: Ramla Gobdoon

Duulisteennii Waa habeenkii aan wada lahayn. Habeenka sabtiga. Xilliga ballanta waa is la tii aan is la ogayn, goobtuna waa halkii annguna waa is la annagii, balse caawa wax kale...

SHEEKOOYIN