Qormooyin

Sheeko: Sida ay isugu naxariistaan kuwa aynu gaalada u naqaan.W/T Cabdisamad Baashe

Waxa aan la fadhiistay asxaabtayda maqaaxi aad looga yaqaanay magaalada Venice ee waddanka Talyaaniga, magaaladii laydhka iyo biyaha.Sidii aanu ugu raaxaysanaynay cabista Coffee-gayagii ayaa nin soo galay meheradii aanu...

Tab ama xeer mid uun ku taageer ubadkaaga Q1AAD W/Q: Nimco Noor

Tab ama xeer mid uun ku taageer ubadkaaga Q1AAD   Culimada qaar ka mid ah markay ay ummadda wacdinayaan, waxay inta badan ka sheekeeyaan sida Ilaahay u cadaabo addoomadiisa ciddii ku...

Shaqo Adag! WQ: Hassan Mudane

Shaqo Adag Guusha laguma gaaro xaglo laaban balse waxay kaaga baahan tahay shaqo adag. Qof walba wuu jecel yahay in uu iska guulaysto laakiinse su’aasha isweydiinta mudan waxay tahay imisa...

Godob dumar iyo gef aan loo sinnayn! W/Q: Fahiima Keyse Owseed

Godob dumar iyo gef aan loo sinnayn!   Kala duwanaanta Aadanaha ee xagga jinsiga, waa doonista iyo doorista ALLE, taasoo aadan falanqeyn iyo xulasho midna ku laheyn. Doonistaada shakhsiyadeed saameyn ku...

Iyada iyo isaga: ka la rabid is ku raran! WQ: Bashiir M. Xersi

Iyada iyo isaga: ka la rabid is ku raran!   Iyadu waxay rabtaa, falsami socod, isaguna wuxuu rabaa fawdo. Iyadu waxay rabtaa, in uu fahmo, isaguna wuxuu rabaa, inuu faduul ku la...

Runtii ii darneyd!! W/Q Nafisa Xaashi Cali

Runtii ii darneyd!! Maalin annaga oo ah koox waayeel, dhallinyaro, rag iyo dumarba leh, ajaanib kala gadisanna isugu jirno, qof kastaana dan gooni ah uu u fadhiyo meel lagu nasto...

Ka feker Yoolkaaga! WQ: Hassan Mudane

                                                Ka feker Yoolkaaga! Ka feker yoolkaaga adiga oo isweydiinaya heerka ay naftaadu ugu baahantay gaarida yoolkaaga. Ma iga go’antahay in aan naftayda u huro? Duruufo noocee ah ayaan...

Hayaanka Nolosha W/Q: Naciima Xasan Xuseen

Hayaanka Nolosha Noloshu waa Halxiraale aan la furdaamin karin, hadduusan jirin IIMAAN. Waana is biimeyn dhiirran, oo uu qofka kala kulmi karo guul ama guuldarro. Waa qorsheyn Rabbaani ah dhalashada iyo...

XASIL OO ILA GARO.(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                XASIL OO ILA GARO. Qaybtii 13aad                                     SALAANTA IYO BARYADA ALLE BADI CUMAR BINU KHIDAAB WAXAA LAGA HAYAA IN UU YIRI “ DAD WAXAA UGU BAKHIILSAN KAN SALAANTA LA GABADA OO KA...

Gaso Ganuun, Gasiin (Q14aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun, Gasiin (Q14aad)  (Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir!) “Saad u ajartaa naftaada?” Odaygi oo aad mooddo in ow maalin-riyood ku jiro ayaa su’aal ow isweydiiyo u beddelay waanadi iyo digniinti aabihis. Nin agtiisa...

SHEEKOOYIN