Qormooyin

Sida Soomaaliya loo nabaad guuriyay oo loo xaalufiyay!!!

Sida Soomaaliya loo nabaad guuriyay oo loo xaalufiyay   Deegaanka Soomaaliya wuxuu ahaan jiray deegaan dhir badan, kaymo, daaqsiimo oo baad badan. Kaymahaas iyo geedaas iyo daaqsimahaas si kas iyo ula...

Gaso, Ganuun, Gasiin Q1AAD & Q2AAD W/Q: Prof.Cali Jimcaale Axmed

Gaso, Ganuun, Gasiin Q1AAD_Q2AAD "Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! "    “Gacan aan la aqoon kula tagtay! Maya, mid aan loo jeedin kula boodday. Maya, tuf iyo dabeyla xagaa ku bax!” Dadki hadalka maqlaayay...

Magaaladaydii Baan Nacay: W/Q:- Cabdullaahi Cabdi Muuse ( YamYam)

  Magaaladaydii Baan Nacay: Magaalada Gaalkacyo ah, qof damiir leh oo og in lagu jiro qarnigii 21-aad kuma noolaan karo, qof og adduunku meeshuu marayo iyo horumarka ay gaareen dadyowga caalamku...

HADDAAD FURTO HANTIDAADA BARKEED AYEY LEEDAHAY!!!!!!

HADDAAD FURTO HANTIDAADA BARKEED AYEY LEEDAHAY!!!!!!   Waxaa sii badanaya qayla dhaanta dumarka xaqooda lagu raadinayo Daafaha Dunida, maamul walba oo la dhiso waxaa lagu qasbaa ama lagu dhiira galshaa in...

Tolow Yaa Furay?? Q 9AAD W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon)

Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 9aad.                                                  Say tiri 202 aa! Ma qolkayga? Hadda garatay qofka aan ujeedo inay iyada tahay filanwaa ayayse ku noqotay mar way kacdaa marna way fariisataa mar...

Xirashada Xirsigu waa Sunno. Qore: Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Xirziga la xirto waa Sunno   Muslimiintu xirziyada waa xirtaan, carab iyo cajamba. Waxay ku xirtaan oo surtaan luqunta, ama cududda, ama dhexda dharka hoostiisa. Waxaana loo xirtaa ayadoo Ilaahay Tacaalaaالله...

XASIL OO ILA GARO. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                               DADKA IYO SAAMAYNTOODA Waa qasab in dadka noloshaada ku hareeraysan ay dhinac u bataan wanaag iyo xumaan marka laga hadlayo, balse, taas ma ahan midda macnaha badan suubinayso, waxa...

Sooyaalkii iyo Sanadguuradii 2AAD ee Mareegta Laashin

Sooyaalkii iyo Sanadguuradii 2AAD ee Mareegta Laashin. Waa arrin soo jireena in wax weliba maalin curtaan ama la hirgeliyo, balse waxaa jirta curashada ka hor waxaa jira dedaal iyo diyaar...

Qalin jebisaye maxaa xigey? W/Q: Mahdi Maxamuud Cabdi

Qalin jebisaye maxaa xigey? Sida caadiga ah Ardaygu marka uu ku jiro waxbarashada qaasatan tacliinta sare had iyo jeer wuxuu maanka ku hayaa ama maskaxdiisa ka guuxeysa fikaradda ah qalijebin...

SHEEKOOYIN