Dheemmantii la dhibay!
Badi muslimiinta ku dhaqan magaalada Boosaaso  ee xarunta gobolka Barri,waxa ay soo tukadeen salaaaddii casar.Anigu wax aan dib ugu laabtay gurigaygii ;si aan mar kale isugu diyaariyo...
DAGAALLADII HINTIRE IYO WACDAAN KU QAADEEN ISTICMAARKII TALYAANIGA.
ARAAR: Aqristoow,waxaan isku dayay in aan aad u soo koobo qormadaan,si aadan uga daalin aadna wax uga ogaato taariikhda iyo dagaalladii soomaalidii...
BARASHO WANAAGSAN
Qormada magaceeda kore farriinta ay bixinayso ayaa ah mid soo jiidasho badan, balse marka gudaha aad u gashaan Sawir ka duwan kan idiin muuqda ay idin siinayso,...
Higso Horumarkaaga!
Waxaan shaki ku jirin, in qof kasta uu leeyahay awoodo ka la duwan, oo u suuragelinaysa, in uu hawlgeliyo kartidiisa, kana miradhaliyo maskaxdiisa; si uu cagta u saaro...
Maxaa ii geeyey Naagtaas!
Saaxiibtiis ma aysan doonayn in saaxiibkeed ay haweeney kale la wadaagto macaan uu qabo dartiis, markaas ayey garatay in ay aaddo Saaxiriinta wax sheegta, si ay...