Qormooyin

MAXAA II GEEYEY NAAGTAAS! Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Maxaa ii geeyey Naagtaas! Saaxiibtiis ma aysan doonayn in saaxiibkeed ay haweeney kale la wadaagto macaan uu qabo dartiis, markaas ayey garatay in ay aaddo Saaxiriinta wax sheegta, si ay...

Riyadii Rumawday W/Q:Maariya Ibrahim Cali

  Riyadii Rumawday ---------------------- Waxaan hurdada ka soo toosay aroortii, aniga oo aaad u faraxsan, misna dhoolla-cadeynaya. Waxaa aad ii la yaabtay saaxiibtey oo aan hal qol wada dagnayn, maadaama uu imtixaan...

Shaqooy Maxaan Ku Raadshay?! W.T. Cabdifataax Xasan Cirguje (Qarandoon)

Shaqooy Maxaan Ku Raadshay?! W.T. Cabdifataax Xasan Cirguje (Qarandoon) Sheeko qiima leh Shiine mudo badan ayuu shaqo doon ahaa oo kolba meeshii shaqo lagasoo dhajiyo u jarmaadayay, waraaq qalin ku qoryaa...

Rajadii rumowday W/Q: Maxamed Cabdiqaadir Socdaal

Rajadii rumowday   Hooyo maryan waxa ay hooyo iyo aabe u tahay sadax caruura oo ay dhashay kuwaa oo aabahood ku dhintay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay. Saddaxdan wiil...

Waqtigeeni wacanaa inagaa walaacinnay W/Q: Mohamed Abdikadir “Socdaal”

Waqtigeenini wacanaa inagaa walaacinnay   Halka uu hiigsiga nololeed kuu hogaamiyo ayaa ah meesha aad sidoo kale ka heleyso wehelka buuxinaya baahida naftu dareemayso. Aragtidii iigu horeeyay ee aan arko waxa...

Jeega soomaali W/Q: Ramla Gobdoon

Jeega soomaali Habeenka barkiisii hore ayaa dhammaad ku dhaw. Boorsadii maalmahanba ii baddashay armaajadaydii dharka ayaan isugu geeyay wixii dhar bannaanka iga yaallay. Albaabka guriga ayey ku agtiirsan tahay, iyadoo...

Maalinki aan beenta sheegay W/Q/ Aqwaan Xasan (Jidhi)

Maalinki aan beenta sheegay Maalin ayaa aniga iyo nin saaxiibkeey ah waxaan raacnay nin dallaal ah oo kala iibiyo dukaamada. Goobtu waa magaalada Cape town waddanka koofur afrika. Ninka dallaalka...

Buugga Cusub: Baalkii Madoobaa ee Noloshayda W/Q Warsame Cumar (Shiidley)

Buuggan  cusub ayaa soo baxay dhawaan,  waxaa  Qoray, Qoraa Warsame  Cumar(Shiidley)                                                                           GOGOLDHIG Dhiganahan loogu wan-qalay “Baalkii Madoobaa ee Noolashayda” kolka koobaad, inta aad si dhaygag leh isu taagto ayaa...

JAWHARADDII HAL MAR LA HELAY EE MISANA LUNTAY!!!! Qore: Amina Abdillaahi

JAWHARADDII HAL MAR LA HELAY EE MISANA LUNTAY!!!! Casaa oo dheeraa, Qurux badanaa, oo qoton wanaagsanaa, Timo dhaadheera oo Kubab iyo Cududdo cuddoona, arageedu soo jiidasho badanaa, wejigeedu nuur badanaa,...

SHEEKOOYIN