Qormooyin articles

Shukaansiga Qarnigii Shan iyo tobnaad. Q3AAD.” W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Shukaansiga Qarnigii Shan iyo tobnaad. Q3AAD.” W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Shukaansiga Qarnigii Shan iyo tobnaad. Q3AAD.”Weerarkii Waraabaha ee Toxoboow iyo Toxobeey.”Toxoboow wuxuu jilbaha u dhigtay inuu Waraabaha meel saaro, si ay naftooda u badbaadiyaan, Waraabuhu moorada soo ma geli karo, sina uma hawaysan karo dhinacyadeeda, marka laga reebo iridda dhacantu saaran tahay oo ay isku curjinayaan. Toxobeey waxaa saaqay urtii iyo uskaggii Waraabayaasha kasoo kamkam

Waddada suubban. Q22AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q22AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”“Camal Suubban la ma aqbalo, haddii aan niyaddu daacad ahayn oo aan dar Alle loo la jeedin.”وَمَا أُمِرُوا إِلَّا لِيَعْبُدُوا اللَّـهَ مُخْلِصِينَ لَهُ الدِّينَ حُنَفَاءَ وَيُقِيمُوا الصَّلَاةَ وَيُؤْتُوا الزَّكَاةَ ۚ وَذَٰلِكَ دِينُ الْقَيِّمَةِ.“Lama farin dadka waxaan ahayn in ay Eebbe oo kaliya caabudaan, iyagoo Diinta, yacni maqalka iyo hoggaansanaanta u

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q6AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q6AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Guurowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: “Hidde iyo Dhaqan” waxaa tiriyay: Laashin Maxamed Gacal Xaayow (AUN) Waa guurow tilmaamaya sida uu u nabaad guuray dhankii toosnaa ee beri ahaan jiray haybad lagu faano. Abwaanku wuxuu ka dhiidhinayaa dhaqammada dhawaan galaha ah ee gadaal nooga soo biiray, lagu na

Shukaansiga Qarnigii Shan iyo tobnaad. Q2AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

“Shukaansiga Qarnigii Shan iyo tobnaad. Q2AAD.”“Toxobow iyo dagaalkii Libaaxyada.”Toxobow xamaamadii (1) uu watay jeer uu tuuray ma garanayo, wuxuu duudkiisa aaddiyay Toxobeey oo dhulka weran, foolkiisa na wuxuu aaddiyay Libaaxyadii toobiyaha soo haayay, wuxuu isu diyaariyay inow Libaaxyada haanka (2) ka wada jaro, amma ay hilbihiisa feentaan, intii ay hortiisa ku yuuban lahaayeen Toxobeey. Libaaxii

Waddada suubban. Q21AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q21AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”“Sabarka iyo Adkaysiga”Mowduucaanu wuxuu toos ula xariiraa qeybahaan hore u soo qaadannay.Anas bin Maalik (A.K.R.) wuxuu yiri: Abuu Dalxa wuxuu lahaa wiil xanuunsan. Abuu Dalxa ayaa dan ka yeeshay debadda oo baxay wiilkii na wuu dhintay intuu maqnaa. Markuu soo noqday Abuu Dalxa ayuu xaaskiisii waydiiyay: ka waran

“Shukaansiga Qarnigii Shan iyo tobnaad.” W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

“Shukaansiga Qarnigii Shan iyo tobnaad.” W/Q: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Asigoo dug kasoo habjaqay dul na u dhabuullacaya ayuu rabta ay iska gooyaan, lamada widiq ee hal na tafaalka yahay hal na tooska, meeha iliilinkaa ee ay isku weydaartaan, ayuu indha qac ku siiyay raad widiqa tafaalka ah ku yimid oo hortiisa kusii abbaaran. Cidlo ayuu la

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q5AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q5AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Gabaygaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: “Su’aal guud” waxaa noo marin doona laashinka dhallinyarada ah, laashin Axmed Nuur Aw Xuseen oo loo yaqaan Garaad Nuur, waa gabay uu uga hadlayo in Soomaalidu suugaan ku nool tahay goob walba iyo gobal kasta ee ay ku nooshahay. Wuxuu bidhaaminayaa

Ilbaxnimadii Soomaalida Q2AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Ilbaxnimadii Soomaalida Q2AADIlbaxnimadii Soomaalida Q2AAD 3)CaanahaCaanaha geela ayaa ah kuwo aad lafdhabar ugu ahaa nolosha qoyska reer guuraaga ah ee geela leh, geela ayaa caanihiisu yihiin kuwo lagu noolaan karo cunto la’aan oo tamar iyo tayoba laga helayo, sidoo kale waxaa la maali karaa neefka geela ah, maalintii saddex jeer, waxaa kale oo uu irmaanaan karaa

Top