Sheeko articles

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)Qaybtii 6aadQore : Mohamed Musa Sh. NoorAasiyo wax walba diidday go’aankeeda waa in la furaa, furriin ayey uga dhagtay, cakuya dumar iyo furriin, bal maxay ka helaysaa furiin? waa hooyo ciyaal badan leh, wali da’yar, reer dhaqmaya leh,maxay tahay sababta ay ku dalbanayso furriinka? kaaga daranee ma haysato

FILANWAA Q3AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q3AADCanab waxay aabbaheed ka codsatay in la siiyo fursad si ay arrintan uga soo fikirto.balse waa laga diiday codsigeeda, sababto ah arrintu dhan ayay u dhacday, xiligan hadda la joogana fikir iyo dood wakhti looma hayo.Dhank kale Maxamed waxba ka lama socdo xaaladdan qalafsan ee Canab la soo daristay.Maxamed oo habeenkii xalay intiisa badan

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)Qaybtii 4aadQore : Mohamed Musa Sh NoorKadib markii ay shaaha soo karisay ayuu oday buraale gabadhii u maah maahay wuxuna ku yiri “Aasiyo waxaan kaaga digaayaa saddex, saddexna waa ku farayaa.1-Waxaan kaaga digayaa wiil da’daada ah oo damacaaga iyo dareenkaaga aan fahmi karin. 2-Waxaan kaaga digayaa shisheeyaha oo

Farxaddu iib maaha Q3AAD W/Q: Cabdul Cabdukariin (Jallaato)

Farxaddu iib maaha Q3AADRaage ayaa hadalkiisii ku furfurtay, Bismillah eeboow talada san nagu toosi oo na waafaji, een Gacaliso waxaan rabaa inaan kula wadaago arrin ee bal I dhegayso warkaygana dhuux. Ka hor inta aan arrinta aan rabo inaan kaala hadlo aan guda galin ee si fiican waxaan rabaa inaan kaaga sheekeeyo sheeko dhacday .Waxaa

Aasiya khayrka waa uga daray!!!

Aasiya khayrka waa uga daray!!!Qaybtii 2aad Qore: Mohamed Musa Sh. NoorGuriga gadaashiisa iyada oo dhahaysa ayey hurdadii kasoo boodday.Waxay bilowday in ay is waydiiso su’aala badan, maxaa yaala guriga gadaashiisa, shimbirka marna wuu ii bishaareeyay marna wuu ii deershay, maxay tahay qayrka iyo sharta is daba yaal ee i sugaya, guriga gadaashiiisa maxaa iga galay

FILANWAA! Q2AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA! Q2AADInkastoo guux hoose jiro, haddana wax caqabada ma dhicin, sababtoo ah, waan ognahay haddi uu qofku adduunyo gacanta ku hayo inuu leeyahay qiimayn gaara, ninka qurbaha ka yimidna hadalkiiba daa oo ixtiraam weyn ayuu leeyahay, reerku intooda badan waa la qaateen go’aanka odayga, Canabse waa warmoog.Intaa kadib odaygu wuxuu sameeyay  arrin kadis ah, odayaal

Farxaddu iib maaha Q2AAD W/Q: Cabdulle Cabdikariim(Jallaato)

Farxaddu iib maaha Q2AADMarkii uu waaga baryay ee la quraacday ayuu Rooble albaabka ka dagay waxa uuna toos u abbaaray cidda dariska gurigooda, soo dhaweyn iyo marxabeyn ka dib odaygii reerka waa Raage’e ayuu ka codsaday inuu maanta caawiyo, asagana si fudud ayuu uga ogolaaday asagoon wax su’aal ah weydiin, waa ayna isa soo raaceen.Markii

Top