Sheeko

QOLKI MURUGADA….

QOLKI MURUGADA....   waxaan lahaa saaxiib aan aad u jeclaa saaxiibnimadiisuna igu weynayd, waxaa i farax galin jiray aragtidiisa, waxaana wehel ii ahaa imaanshihiisa waxaannu wadaay iyo jaal ahayn muddo aad...

GUURKA GABADHIISA AYUU XABSI U GALAY! Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

GUURKA GABADHIISA AYUU XABSI U GALAY! (SHEEKO KOOBAN) Waalidnimada ma ahan wax fudud runtii, waa Imtixaan la maro inta la nool yahay kan ugu daran, maxaa yeelay, waxaa lagaa doonayaa in...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q18AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q18AAD.   Hodan waxay oogtey colaad hor leh, iyadana godkeedaa biyo ugu galeen, Barroow waxaa yimid ciidankiisii oo gurmada, waxaana baabuur la saaray, Hodan oo loo sameeyey illaalo...

Riyadii Macaaneyd! W/Q: Cabdicasiis Maxamed Shidane

  Waxaan soo galay aqalkii yaraay ee aan dagnaay, kuna yaallay xaafadda dadka soboolka ah la dajiyo, aniga oo lugaha qaadi la’, daal iyo tabar  darri awgeed. Qolka jiifku wuu...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q17AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q17AAD. Markii laysla meeldhigay, xannaanada iyo daaweynta Korneylka, ayaa waxaa isku soo hadhay Hodan iyo Ilbir. Markii ugu dambaysay, Hodan waxay go’aan kama dambays ah ka sugeysay...

Yaa Khaldan? Yaase Dulman? Q.146-150aad. W/Q. Ahmed Hayow

  146. David iyo Lee waxay go'aansadeen inay kiiska geeyaan maxkamad, maadaama la haayo Kamaal iyo Lewis oo qirtay inuu Holmes lacag ku siiyay inuu soo sheego halka uu Raage jiifay,...

DAACADNIMO DILLAANIMO KU DAMBAYSAY! Qore Mohamed Musa Sh. Noor

DAACADNIMO DILLAANIMO KU DAMBAYSAY! Daarta aad maanta ku harsanayso in ay noqonayso midda aad bari ku dhiman doonto iyo in ay noqon doonto mid aadan calfan oo aad uga haajiri...

Riyadii Wiiqantay W/Q: Iqra Cabdirashiid.

  Cambaro waxa ey ku nooleyd magaala madax Soomaaliya Mugdisho. Waxaa muddo ka dhex guuxeysay riyo aad u weyn, oo ah, in ey mar tagto dalalka Yurub, si ey u...

Intii xabsiga la igu KUFSAN lahaa guri ha la i geysto!‏

Intii xabsiga la igu KUFSAN lahaa guri ha la i geysto!‏ Waxbarashadeedii jaamacadeed ka dib, ayaa calafku isku guri geeyey, wiil ay isku fasal ahaayeen, xilligii jaamacadda. Laba sano ka...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q16AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q16AAD.   Hanad iyo Doolli daqiiqad salka dhulka may dhigin, ka dib ayay soo heleen, xaaskii iyo wiilkii Salmaan meesha ay ku nool yihiin, waxaanay labadoodiiba u soo...

SHEEKOOYIN