Sheeko articles

FILANWAA Q4AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q4AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q4AAD Maxamed Isagoo faraxsan ayuu soo laabtay waxa uuna ilqoodha ka arkay Canab, kaddib wuxuu ku salaamay gacaliso xaaladda iiga warran? Waan isweynay maalmahan, inkastoo la iisheegay inaad ku mashquulsanayd arooska wiil aad ina abti tihiin oo dibadda ka yimid, balse runtii waan kuu xiisay.“Haa waa runtaa walaalo” ayay Canab cod hoose ku tiri, kaddibna

Farxaddu iib maaha Q4AAD W/Q: Cabdull Cabdikariin (Jallaato)

Farxaddu iib maaha Q4AAD    Raagge iyo xaaskiisa waxay ku afar afareysteen, marka hore iney salaadda Duhur iska baxshaan labo labo rakco oo salaatu shukri ahna dukadaan. Markii ay ka soo baxeen salaaddii, Raagge oo wajigiisa laga dareemayo inuusan wax go’aan ah gaarin ayaa xaaskiisa indho naxariis oo kalgacal ka muuqdo ku eegay, ayadoo dhoola caddeyneysa ayey

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)Qaybtii 6aadQore : Mohamed Musa Sh. NoorAasiyo wax walba diidday go’aankeeda waa in la furaa, furriin ayey uga dhagtay, cakuya dumar iyo furriin, bal maxay ka helaysaa furiin? waa hooyo ciyaal badan leh, wali da’yar, reer dhaqmaya leh,maxay tahay sababta ay ku dalbanayso furriinka? kaaga daranee ma haysato

FILANWAA Q3AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q3AADCanab waxay aabbaheed ka codsatay in la siiyo fursad si ay arrintan uga soo fikirto.balse waa laga diiday codsigeeda, sababto ah arrintu dhan ayay u dhacday, xiligan hadda la joogana fikir iyo dood wakhti looma hayo.Dhank kale Maxamed waxba ka lama socdo xaaladdan qalafsan ee Canab la soo daristay.Maxamed oo habeenkii xalay intiisa badan

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)Qaybtii 4aadQore : Mohamed Musa Sh NoorKadib markii ay shaaha soo karisay ayuu oday buraale gabadhii u maah maahay wuxuna ku yiri “Aasiyo waxaan kaaga digaayaa saddex, saddexna waa ku farayaa.1-Waxaan kaaga digayaa wiil da’daada ah oo damacaaga iyo dareenkaaga aan fahmi karin. 2-Waxaan kaaga digayaa shisheeyaha oo

Farxaddu iib maaha Q3AAD W/Q: Cabdul Cabdukariin (Jallaato)

Farxaddu iib maaha Q3AADRaage ayaa hadalkiisii ku furfurtay, Bismillah eeboow talada san nagu toosi oo na waafaji, een Gacaliso waxaan rabaa inaan kula wadaago arrin ee bal I dhegayso warkaygana dhuux. Ka hor inta aan arrinta aan rabo inaan kaala hadlo aan guda galin ee si fiican waxaan rabaa inaan kaaga sheekeeyo sheeko dhacday .Waxaa

Aasiya khayrka waa uga daray!!!

Aasiya khayrka waa uga daray!!!Qaybtii 2aad Qore: Mohamed Musa Sh. NoorGuriga gadaashiisa iyada oo dhahaysa ayey hurdadii kasoo boodday.Waxay bilowday in ay is waydiiso su’aala badan, maxaa yaala guriga gadaashiisa, shimbirka marna wuu ii bishaareeyay marna wuu ii deershay, maxay tahay qayrka iyo sharta is daba yaal ee i sugaya, guriga gadaashiiisa maxaa iga galay

Top