Sheeko articles

FILANWAA! Q1AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA! Q1AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

 FILANWAA! Q1AADWaa xilli barwaaqo ah, dad iyo duunyaba deegaanka waa lagu nabadqabaa, inkastoo markaan magaalada Baladwayn ay kavjirto cabsi laga qabo biyo baxo ama fatahaad, maxaa yeelay Webbiga shabeelle uu aad u biyo keenay, balse cimilada guud waa mid dagan.Maxamed  waa wiil dhallinyaro ah oo dagan xaafadda kooshin ee magaalada Baladweyn, wuxuu wax ka baran

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q10AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q10AAD                 Axmed markuu waagu baryey ayuu soo qabsaday telefoonka isaga oo raba inuu waco Najma, waa garaacay nasiib wanaag way is haleeleen, is bariidin yar kaddib waxa uu Axmed Najma u sheegay in ay xalay Nasra soo wacday, una sheegtay war uusan jeclaysan, ama uusan soo dhaweyn aadna uga

Cambaro iyo Bacado (Sheeko siyaasadaysan)

Cambaro iyo Bacado (Sheeko siyaasadaysan)Hadda ka hor ayaa waxaa jiray laba islaamood oo lakala dhaho Bacado iyo Cambaro.Cambaro waxay ahayd islaan lagu soo hoydo gurigeeda oo reer dhaqma lahayd, bacadana waxay ahayd gabar markaa miyiga kasoo haajirtay oo magaalada soo gashay cid ahaana ay is xigeen Cambaro.Bacado iyo cambaro isku meel ayey ku wada noolaan

Maalmihii Naruurada. W/Q:Hani Maxamuud Cabdi, Dal-jecel)

MAALMIHII NARUURADA.Waxaan waayo dhafarno oo aan u dhididno, dadka qaar waxa aan qoreeyno na dhahayeen waa Khiyaali iyo waxba kama jiraan, waxaan usoo dhabar adaygnaba dulqaad iyo dadaal dheer ku bixinaba , waxaa la gaaray maalmihii naruuradda.Waa subax sabtiya taariikhduna aay ku beegan tahay 23/ 12/2017, waxaa soo dhawaatay guullihii uu qof kastaa sugayay, waxaana

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q9AAD W/Q: Cabdisalaam Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q9AADNajmi markey albaabka ka degaysay, waxay go’aan ku gaartay inay erayadaas ka shalaayi doonto Nasra. Cayda iyo aflagaadada ay maanta kula kacdayna ay ku noqon doonaan dhibilo naareed, waxay ka qoomamaysay la saaxiibitaankeedii waxay is tustay in maalintii ay baratay ay ahayd maalin aad u xun oo ay jeclaan

Lugtii isha laacday! W/Q: Saciid Muuse “Waxgarad”

Lugtii isha laacday! W/Q: Saciid Muuse “Waxgarad”Xilligu waa abbaarihii 11.00-AM subaxnimo. Baashina waxuu weli ku guda-jiraa gudashada hawl maalmeedkiisii shaqo. Waxuu dhax joogaa carwo afar-irdood ah oo lagu iibiyo waxyaabaha ay Dumarka isku qurxiyaan. Baashi waxuu subaxaas isku hayaa shaqadiisa iyo tan mid ka mid shaqaalaha Carwada oo subaxaas fasax ku maqnaa. Saddaxdii saacadood ee la

Farxaddu iib maaha Q1AAD. W/Q:Cabdul Cabdikariim(Jalaato)

Farxaddu iib maaha Q1AAD.Dhacdadan waxa ay ku saabsan tahay labo nin oo daris ahaa midna waxaa uu ahaa maalqabeen oo xoollhiisa tiradooda ayuu kala aqoonin. kan kalana waxa uu ahaa mid sabool oo ku nool maalin goosadka waxa uu suuqa ka soo helo, Nolol maalmeedkiisa.Haddii uu ka soo waayo suuqa habeenkaas reerkiisa waa qadayaan, waa

Samafal horaa dib kaa soora Q1AAD W/Q: Cabdullaahi M. Siyaasi

Samafal horaa dib kaa soora Q1AADAroorti marki uu waagu baryo , sida faldhaqanka u aheyd bulshada Soomaalida guud ahaan, gaar ahaane reer Muqadishu waxaa lagu wada kallahaa Shaqo dowlo, Xoogsi, Ganacsi, waxbarashada qeybaheeda kala duwan iyo hawlo kale oo faro badan oo ay ka mid tahay agaasinka hawl guriyeedka.Faadumo Xaashi oo reer Kaamba Amxaara ah(Degmada

Dhagar iyo been dhaxalkoodu waa hoog. W/Q: Cabdullaahi M Siyaasi

      Dhagar iyo been dhaxalkoodu waa hoog. Habardugaag. Sheekooy sheeko, sheeko xariir Habar Dugaag (Libaax,Maroodi,Dhurwaa,Waraabe Dhigis,Dawaco,Weer ,Dabagaale ama Unreys iwm) ayaa waxay kulan ka yeelatay sidi ay u heli lahaayeen Ceel Biyo oo ay si joogto ah u cabaan,heshiis lagu wada yahay,cid walbana ay qodistiisa iyo hagaajintiisa wax ku darsato ,waa laysku raacay,heshiiskaas intaan ka ahayn Uunreys.Keddib Habardugaag waa

Top