Sheeko

DUGUL 4AAD

DUGUL Q4AAD   Subax asaga oo qolkiisa hurdada ku jira oo shaqatag isu diyaarinaya ayuu maqlay dood adag oo u dhaxaysa gabadhiisa Maryan iyo wiilkiisa Cutayba. Dooddu waxa ay la xiriirtay Soomaalidu...

DUGUL Q3AAD  

DUGUL Q3AAD   Haddii uu horay u ahaa hantiwadaage iyo shuuci u geyfan faafinta iyo difaaca aragtiyahaas, shilkii kalaabka ka dib Dugul nafsad ahaan buu u nacay joogista Ruushka. Haddii uu horay...

DUGUL Q2AAD

DUGUL Q2aad   Dugul oo xammaasaddiisu cirka ku shareeran tahay baa ku xarooday kulliyad ciidan oo Moosko u dhow halkaa oo ay uga bilaabatay nolosha dhawr gu oo tababar maan iyo muuqba...

DANTIIMOOGE

DANTIIMOOGE Thursday, 19 January 2017 Adiga oo shukaansi ka daahsan oo gaari wata oo degdegaya nalka taraafiggu gaduud ma kugu noqday? Ka dib markii aad soddon ilbiriqsi taagnayd dhinacyada ma fiirfiirisay...

GEEDKA JANNADA| W.T: Ibraahim Nolosha

Abuu Daxdaax Allaha ka raalli noqdee oo la jooga Nabiga ď·ş ayaa waxaa Rasuulka u yimid wiil yar oo agoon ah. Wiilku wuxuu ka cabanayey nin deriskiisa ah. Derbi...

WAX BAAD KA TAGTAY| W.T: Ibraahim Nolosha

Wiil baa aabbihiis u kaxeeyey maqaaxi wax laga cuno. Aabbuhu waa da' socodka ayaana dhibaya. Tabar badan ma leh taas oo ay u sii dheer tahay leelleemo. Markii ay...

Beertii Nagaashaha | W/Q: Cabdisalaan-Ceeryaamo

Beertii Nagaashaha Waa Siibad yar  oo galbeed ka soo oodan, dhanka barina bursho yar  kaga beegan.  Qudaar Yaanyo u badan  ayaa ka belbelaysa,  oo dabayshu si arxan daran u babbinaysaa. ...

Sheeko taxane ah : Il iyo Baal Q1AAD W/Q: Shaafici Maxamed W/Q: Shaafici Maxamed Soomane

Sheeko taxane ah : Il iyo Baal Q2AAD  Waa aroor kale oo Axad ah, Ramadaan ayaa soo gelaysa oo kaabiga taagan, dadkii guriga joogey waxay u dhaqaaqsanyihiin ka qayb galka...

Sheeko taxane ah : Il iyo Baal Q1AAD W/Q: Shaafici Maxamed

Il iyo Baal Q1AAD W/Q: Shaafici Maxamed Waxaad ahayd addoomada Alle abuuray midda ugu garaadka badan, marka loo eego aynigaaga. Firfircoonida iyo fool furnaanta ayaad la dhalatay lana barbaartay. Sahra...

SHEEKOOYIN