Sheeko articles

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q8AAD W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q8AAD W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q8AAD Waxaana go’aansaday in aan fadhiga ka kaco oo wax raadsado, dadaal aan yaryn ayaan u galay sidii aan shaqo ku heli lahaa, nasiib wanaag shaqo ayaan ka helay Dakadda Ceel Macaan oo alaab adeerkay usoo dagaysay ayaan xisaabiye ka noqday, runtiina waan ka heli jiray waxa uu allah iigu

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q7AAD W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q7AAD Waxaan u sheegay xaalka hooyadey, sida ay arrimahan raali uga ahayn, waxay igu tiri “dan iyadaa u aqbalaysa, ma jirto aduunkan hooyo diidaysa horumarka wiilkeeda, hooyadaana waqtiga ayaa wax walba ogolaysiin doono ee aabo u tag, kalana soo tasho arrintan, balse, inta aan aaba u tagin la iga doonayo

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q6AAD W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q6AAD Waxay kalo ii sheegtay in Hoyadeed iyada oo yar ay dhimatay, Aabaheed oo soo korsadayna uu ku noolyahay Gobolka Hiiraan, walaasheed ka waynna lagu qabo xaafadda towfiiq, waa barashada ay marka hore iskay bartay ee aanan idinla wadaagin. Xagayga marka loo soo noqdo waxaan iska ahaa wiil iska ah

Yaa Khaldan?

Yaa Khaldan?  Sheeko cusub oo taxane ah ….1aad Habeen Sabti soo gelaayay oo ah habeenka lagu laabto Dugsiga Tababarka Xalane, ayuu Raage kula kulmay Deeqa, Albaabka xerada ayadoo wadata alaabo badan,wuxuu dareemay inay kaalmo Xamaali u baahan tahay, markaa asagoo raba inuu agteeda ka qaado kiiski ugu cuslaa ayuu ku yiri: “waxaan filaa inaad kaalmo

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q2AAD W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q2AAD Si dagan ayay iigu sheegtay magaceeda, anna kayga ayaan usii raacshay, is barasho gaaban ayaana meeshaas nagu dhex martay aniga oo waliba sii waydiiyay halka ay ka daganthaay xaafadda, iyaduna si waafi ah oo dareen ku jiro ayay jawaab walba iigu raacinaysay, aqoon wanaagsan oo igu filan habeenkaas waan

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q1AAD W/Q: M. M. SHIIKH NOOR

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q1AAD Dumar kala ilwaad wacan Eddebtana ku kala rooon Ixtiraamkana kala mudan Idilkood haweenkaba Adaan kaa ishaartoo Ubax deer la moodyee Aragtida u wacaneey Ooridaydii dunidaay Ummu intisaarey Amaan waad u qalantaa I love youuuuuuu. Sida geenya uguboo Carradeeda joogta Indhahayga deeqdee Aaduunyada dusheedana Inta aan ku noolahay Dumar kuma

Yaa Khaldan? Sheeko Taxane ah Q:1aad….

Sheeko cusub oo taxane ah .Q:1aad   Habeen Sabti soo gelaayay oo ah habeenka lagu laabto Dugsiga Xalane, ayuu Raage kula kulmay Deeqa albaabka xerada, ayadoo wadata alaabo badan, wuxuuna dareemay inay kaalmo Xamaali u baahan tahay, markaa asagoo raba inuu agteeda ka qaado kiiski ugu cuslaa ayuu ku yiri: “waxaan filaa inaad kaalmo u

Top