Sheeko

Ninkayga ayaan ka cabsadaa!! (SHEEKO GAABAN) BY Mohamed Musa Sh. Noor

Ninkayga ayaan ka cabsadaa!! (SHEEKO GAABAN) Waan jeclahay, sababta aan ku jeclaaday is waydii ,hana i waydiin, waxa aan ku dhihi karo waa in aan aad u jeclahay. Waxaa laga joogaa 4...

“GODOB IYO GARAAW” (SHEEKO QIIMA LEH) W/Q : MOHAMED MUSA SH. NOOR

                                                        “GODOB IYO GARAAW”                                                           (SHEEKO QIIMA LEH) Qaybta 5aad   Dhib marka aad la nooshahay oo aad u bandhigayso meel ka baxsan naftaada waa in aad xaqiijisaa xalka dhibkaas in...

Tuuggii Garnaqsaday W/T: Barkhad Cabduqaadir Awcali

Tuuggii garnaqsaday Xilli hore ayaa waxaa jiray tuug, hadde keliya tuug ma ahayn, ee waxa uu ahaa tuuggii u-weynaa ee dadku ay xilligaas isla-sheegeen. Biliiskii, maxkamadihii iyo xataa boqorkii ayaa...

ASKARI XAQ RAADIS AH. (SHEEKO GAABAN). Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

ASKARI XAQ RAADIS AH. (SHEEKO GAABAN) Waxaan ahay Nin quudkiisa uu galay Qoriga ay Xabadaha ka dhacaan, waxaa ku noolahay Cabsi joogta ah, aniga waan ka cabsadaa dadkan, waayo waxaan hubaa...

Aan ka Xaas la’aado. (Sheeko gaaban). Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Aan ka Xaas la'aado. (Sheeko gaaban) Waxaan kasoo tagay wax walba oo aan lahaa, caruurtayda, xaaskayga iyo shaqadayda oo dhan, si aan wax uga xanaaneeyo aabahay oo qaba Cudurka Kansarka. Duruufaha ay...

GUUR KHALDAN. (SHEEKO GAABAN). Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Guur khladan (Sheeko gaaban) Duruufaha i haystay ayaa igu kallifay aniga oo gabar yar ah in aan ka aqbalo in uu i qudbo siraysto (Guur la qarshay), waxaana u arkayay jaanis...

Ballan ayaan ku qaaday halkuu tegay in aan tago. W/Q: Amina Cabdillahi

Ballan ayaan ku qaaday halkuu tegay in aan tago. Waxa aan ku suganahay Dalka Masar, gaar ahaan Magalada Qaahira. Dhawaan ayaan gelayaa Safar dheer oo Geeri iyo Nolol u dheexeeya....

Hayb iyo Kalgacal Q6AAD W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

  Hayb iyo Kalgacal Q6AAD.   Guuleed waxay ku qaaddatay arrintii bil ka badan haddana waxay u egtahay in guushu raacdey Ubax, Guuleed dedaal kuma yaraan, hase yeeshee arrintani waxay noqotey mid...

Hayb iyo Kalgacal Q5AAD W/Q:Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Hayb iyo Kalgacal Q5AAD Sidii ayay isku ku kala tageen, waxaana halkaas laga gaadhay xal weyn, dhinacii wadada iyo gaadiidka, waxaa sidoo kale hawshoodii shaqo u fududaatay gaadiidleeyda.Waxaa jirtey in...

SHEEKOOYIN