Sheeko

Go’ay oo Guur xumaystay! W/Q: Amina Abdillaahi

Go'ay oo Guur xumaystay! Waa Galab jimce ah, saacadu waa 4:30 Galabnimo.waa Jewi deggan Cirka Daruuro ayaa hoganaaya.Qorrax badani ma jirto, neecaw qabow ayaa dhacaysa.waaMaalin fasaxa, oo dadku ka nasteen...

JACAYL IYO QUUDHSI! W/Q: Amina Abdilaahi

Jacayl iyo Quudhsi! Qaybtii 1aad Maxaakiimtii islaamiga ahayd, iyo dawladii cabdilaahi yuusuf, markay xamar dagaaladu ku dhexmarayeen, ayaannu ka qaxnay, muqdisho. Oo u haajiray dalka kiiniya, anniga iyo qoyskayaguba. Xaafadayadu waxa ay ka...

Dambigaan ka Galay Duniyadaan Dhalay Q 4AAD W/Q: Sagal Jaamac Maxamed

Halkan ka aqriso  Qaybihii hore:  Qaybtii Koowaad. Qaybtii Labaad.  Qaybtii Saddexaad Dambigaan ka galay duniyadaan dhalay Q4AAD Talo farahay ka baxday, lammaanaha waxa ay diyaar u ahaayeen in ay kala faataxeystaan...

Agoonkii hooyadii illaaway, Q7AAD W/Q; C/fitaax Maxamed Xaambe

AGOONKII HOOYADII ILLAAWEY Q7AAD Waxaya ahayd ammin qabow badan dhacayo barafkuna u u da’ayo sidii Sayma roob, ceeryaamaduna qarisay wax walba oo ilu qabata ahaa. Markii Odawaa lagu yiri “hooyadaa...

Dambigaan ka Galay Duniyadaan Dhalay Q 3AAD W/Q: Sagal Jaamac Maxamed.

  Dambigaan ka Galay Duniyadaan Dhalay. Q 3AAD Shalay iyo maanta kala roon, nolosha baalkeeda cusub ee aan guda galnay ayaa i ilowsiisay dhammaan rafaadkaan soo maray. Sida boqorka ayaa...

Agoonkii hooyadii illaaway, Q6AAD W/Q; C/fitaax Maxamed Xaambe

  Agoonkii Hooyadi Illaaway Q6AAD.   Odawaa waxaa loo gudbiyey goobta “Xero” la geeyo dadka soogalootiga ah ee aan waliba ku soo galin dalka nidaam ogolaasho, si ay u dalbadaan codsi qaxootinimo. Odawaa...

Taariikhdii Jankis Khaan Q.12-13aad. W/Q. Ahmed Hayow

Wefdigi la diray marki ay keeneen akhbaarki ay kala soo kulmeen Zamuhaa, waxaa ay ka caroodeen Walaalkaan ay wada dhaarteen Tiimojeen oo isbaheeysiga la leh Talihotaay in aan la...

Sheekadii SODDOHO Q.24aad. W/Q. Ahmed Hayow

Hooyo Barni ayaa tiri: "Daahir, maxaad ii tiri mootada waan iibiyay? oo aad iigu sheegi weyday in aad shil ku gashay?" Daahir ayaa yiri: "hooyo, waa run in aan...

Sheekadii SODDOHO Q.23aad. W/Q. Ahmed Hayow

Daahir iyo Raxmo waxaa loo banneeyay qolka Baariis oo ay u taalo sariir laba qof ah, iyadana waxaa loo qorsheeyay in ay seexato qolki hore uu Daahir deganaa, qolkaas...

Agoonkii hooyadii illaaway, Q5AAD W/Q; C/fitaax Maxamed Xaambe

  Agoonkii hooyadii illaaway, Q5AAD Abyan waxay dib ugu soo laabatey Hoygii ay ku nooleed, waxay soo dul istaagtay Odawaa oo daahsanayey waxa ay la soo guryo noqo doonto hooyadi. Waxayna...

SHEEKOOYIN