Sheeko

Sheekadii SODDOHO. Q.7aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Waxaa la isku dayay in islaamaha la kala maslaxeeyo, laakiin qeyladi waxay sii badatay markay hooyo Barni tiri: "wiilkeega idiin noqon maayo inan la yaal, gabar loo noqdana meesha...

Intii ay nooleyd maan u naxariisto. W/D Axmed Xaayoow

  Arrimaha Qeyska. Waa sheeko aan akhriyay oo uu nin ka sheekeeyay, waxaana jecleystay in aan nuxurka ka soo qaato oo idinla wadaago. Wuxuu yiri: "Habeenkaa marki aan gurigeeyga soo galay, xaaskeeygu waxay...

Nabsi ma geline naf yahay ha ii darnaan! Q2AAD W/Q Ramla Gobdoon

                Nabasi ma geline naf yahay ha ii darnaan!Q2AAD  Xoogaa culeys ah ayaa ka dagay Cudbi, weyna aamintay hadalkii Mooge. Iyadu waxey aad uga naxeysaa eeddadeed, nafteedana waxey ku wareerineysaa weydiimo...

Sheekadii SODDOHO Q.6aad. W/Q. Ahmed Hayow

    Maalinti ku xigtay Daahir ayaa keenay dahabki laga soo dhiibay Dubai, wuxuuna gacanta ka saaray hooyo Codweyn, waxaa kale uu u sheegay in berrito la soo iibinaayo xoolihi ducada...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.163aad. W/Q. Ahmed Hayow

Saalim markuu qolka ka waayay Aabe Kaahin ayuu aaday saldhiga, wuxuuna arrinti u sheegay Adeerkiis Cali Baa Cubeyd oo ciidamo u diray inay ka soo raadiyaan dhammaan hotelada magaalada...

Sheekadii SODDOHO Q.5aad. W/Q. Ahmed Hayow

Ablaabka oo furan ayay soo wada galeen, xilligaana hooyo Codweyn waxay ku jirtay qolka ay wada degan yihiin ayada iyo gabdhaheeda, Raxmo waxay ku maqneyd halki ay Daahir ku...

Qurbahaa i qiima tirey Q5AAD W/Q Maxamed Xaaji Xasan

                Qurbahaa i  qiima tirey Q5AAD Habeenimadii ayaan isku dayay inaan reerkaygii Waco oon ku ooyo kana raaligeliyo wixii qalad ah ee aan hanfadnimada ku falay, telefoonkii hooyaday baan wacay, way...

Nabsi ma geline nafyahay ha ii darnaan! Q1AAD WQ: Ramla Gobdoon

                          Nabsi ma geline naf yahay ha ii darnaan! Q1AAD.  Waa gabar da’yar. Dabeecaddeedu la ma sinna midda dadka kale, oo waxyaabo badan ayey kaga duwantahay. Waa mid nafteeda ku kalsoon,...

Sheekadii SODDOHO Q.4aad. W/Q. Ahmed Hayow

    Daahir markuu mootadi keenay jardiinadi Daljirka, ayay Raxmo diiday inay raacdo, waxayna ku tiri: "weligeey ma raacin mooto laba lugooleey, mana aqaan si loo raaco". Daahir ayaa ku yiri: "mootada...

JANKIS KHAAN Q.2aad W/Q.Ahmed Hayow

Isbarbardhiga Mongolia Qarnigi 12aad iyo Soomaaliya Qarniga 21aad.   Taariikhdii Jankis Khaan............2aad.   Kaarlin waxaa la dejiyay teendho, waxaana adeegto looga dhigay Howayshing oo u sheegtay inay Yasogaay ayeeyadii aheyd qabiilka Ongela, asagana...

SHEEKOOYIN