Curis articles

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q4AAD W/Q: Cabdisalaam Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q4AAD W/Q: Cabdisalaam Macalin Xirsi

 Hammi caashaq iyo hungo been ah Q4AADNasra oo codkeedii naxariista badnaa iyo erayadii macaana ee ay qalbiga Axmed ku hanatay iska soo horraysiinaysa, ayaa Axmed oo taleefoonka ku soo dhowaanaaya kaddib markii Najmadii uu dhibsaanayay khadka ka baxaday si wacan hadda u soo fadhiistay maadama ay hadda qadka soo gashay, qumantii maankiisa deeqday, mida uu

MEYTA-KAAL Q1AAD W/Q:Qaasim Cabdulle Nero.

 MEYTA-KAAL Q1AAD Aniga oo Muqdisho ka tagay ayaan booqasho u aaday Miyiga Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug, halkaasoo uu degganyahay Adeerkeey aan Dadka ugu jecelahay.Adeerkey, inkasta oo uu waalid ii yahay haddana Saaxibbo ayaan nahay. Marki uu magaalada usoo muraad-tago, Aniga iyo isagu badanaa kalama harno.Wuxuu iiga sheekeeyaa Magaaladan hadda ballaaran oo aad u yar. Sheekooyinka

Riyadii Ciyaar gudka W/Q: Qaasim Cabdulle (Nero)

Riyadii Ciyaar gudkaDhacadiid ayaan ugu jiifaa Dhabbal/Gogol ii taalla Duggaalka Geed humbul ah oo dhanka bari kaga beegan Aqalka Hooyadeey.Waa xilli aan wali habeen bar la gaarin, cimiladuna aad ayuu u degganyahay oo ma jirto dabeyl geedaha ka shanqarineysa,  Cirku caad ma leh oo waxaa sidii Rabbi ugu talo galay ku camiran Xiddigo aan Iftiin

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q3AAD W/Q: Cabdisalaam Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q3AADAxmed oo digtoonaan iyo diyaargarowba ugu jiray , maqalka  dhawaqa teleefoon kaga yimaadda dhanka gacalisadiisa Nasro ayaa taleefoonkiisa oo miis dulyaalay gacanta ku laalay oo kor ugu soo qaaday ,asaga oo hubsanaaya, indhihiisana si miyir leh ugu eegaya, foojignaana u dhugganaya maggaca qofka soo wacay, ayaa taleefoonkii barta cagaaran

Hammi caashaq iyo hungo been ah Q2AAD W/Q: Cabdisalaam Macalin Xirsi

 Hammi caashaq iyo Hungo been ah Q2AAD.Waxay xaaladdu sidaa ahaataba, maalin ayay gabdhii wiilkii u sheegtay arrin uusan jeclaysan, arrinka Nasra ay Axmed u sheegtay waxa uu ahaa, in ay jirto  arrin ay in badan maskaxdeed ku haysay, jecleydna in ay sameeyso bilowgii jeceylkooda, balse, ay ka ga baaqsatay sababo la xiriira in aysan isaga

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 48aad                                             1-LAMA YAQAAN IYO LA YAQAAN !!!Lama yaqaan ayaa mararka qaar kuu noqda la yaqaan kuu dhow, halka la yaqaanka uu kuu noqdo mararka qaar lama yaqaan!!!!! Mmus                             2-Gaalnimada waxaa ka daran Daalinnimada Qofka isaga oo Gaal ah wuu noolaan karaa waxna waa lala

XAQIIQDA NOLOSHA AAN KU NOOLNAHAY. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                             XAQIIQDA NOLOSHA AAN KU NOOLNAHAY.Wax walba oo dunidan dhex jooga waxay leeyihiin wax kooba oo lagu ogaado inta ay ka kooban yihiin oo muhiim u ah garashadooda, in la gartaana ay muhiim tahay, sidaas darteed, maadaama dunida marka si kale loo dhigo ay macna ahaan tahay Nolol, waxaa muhiim inoo ah in aan ogaano

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 47aad                                                           1-Tijaabada  Tijaabada ugu daran ee nin rag ah lagu tijaabsho waa sida uu uga dhaadhacsho haweenta naftiisa ugu qaalisan in ay guursato isaga, isaga oo been kusoo xera galin farxadda uu kusoo xer galshana kula dhamaysta Nolosha. Mmusa                                                2-Tel iyo dad  Waxaanu

Top