Curis

HABEENKII KUNKA HABEEN Q2AAD W/Q: Xasan Yuusuf “Leego”

HABEENKII KUNKA HABEEN Q2AAD   Aasiya qorraxdii xilligaa kuleylkeeda ay la dhidideysay waxay u dhacday godkana gashay, iyadoo Aasiya dareen cusub, oo aysan wali isku arag dareemeysa. Waxaa u billowday jawi...

Xiddigihii Rajada W/Q: Axmed Cali Cabdi

Xiddigihii Rajada Geeddi wuxuu ahaa kuray aad ugu fiican waxbarashada waxa uuna u kallahaa aroor hore dhiska Quraanka halkaas oo uu ka aflaxay macalinkiisa Aadan, Geeddi waxa kale oo...

Anigoo roon bay I rogtey Q1AAD? W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

Anigo roon bay I rogtey Q1AAD? Waa markii ugu horreysay ee uu wado ama kaxaysto Baaskiilka isaga oo keligii ah, Mahad waa ku cusub yahay degmadan,wuxuu jooga muddo kooban oo...

XIKMADAHA JIMCAHA IYO Mohamed Musa Sh.Noor

                               (1)      Abaal marinta Gaali iyo Muslim Muslimku wixii wanaag ah oo u qabto...

HABEENKII KUNKA HABEEN Q1AAD W/Q: Xasan Yuusuf “Leego”

HABEENKII KUNKA HABEEN Q1AAD   Kursi isbuunyo ka ah qeybta looga fadhiisto, geesaha sare iyo labada garab ee xusullada la saarto, ka ah caaw is dhaafdhaafsan, muuqaal ahaanna aan foolxumo ishu...

“GODOB IYO GARAAW” (SHEEKO QIIMA LEH) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                “GODOB IYO GARAAW”                                                    (SHEEKO QIIMA LEH) Qaybtii 17aad   wuxuu guda galay C/casiis sheekadii dheerayd ee uu doonayay in uu la wadaago hinda, wuxuu uga cudur daartay marka hore in...

Dhambaalkii Hawadu siday! W/Q: Cabdiraxmaan Warmooge

Dhambaalkii Hawadu siday! Waan ku salaamay qaali: Waa galab, goor ay cadceedu kulayl dhakada ku dhalaalinayso. Waa salaad casar ka dib, waxaan kodoloobaa gurigayaga hortiisa. Dabaylaha xiliyada jiilaashinka iyo hoohad marba...

Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal Q4AAD W/Q :Cabdiwahaab Cabdulqadir Maxamud (Carab)

Hawl adduun iyo Haddimo kalgacal Q4AAD. Galabtaas Cali waxa uu soo noqday isagoo faro madhan oo soo gaarin u jeedadii uu laha sababtoo ah awood uu ku sheegto muu lahayn,...

JAWHARADDII HAL MAR LA HELAY EE MISANA LUNTAY!!!! Qore: Amina Abdillaahi

JAWHARADDII HAL MAR LA HELAY EE MISANA LUNTAY!!!! Casaa oo dheeraa, Qurux badanaa, oo qoton wanaagsanaa, Timo dhaadheera oo Kubab iyo Cududdo cuddoona, arageedu soo jiidasho badanaa, wejigeedu nuur badanaa,...

SHEEKOOYIN