Curis

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.159-160aad. W/Q. Ahmed Hayow

159. Deeqa waxay aragtay dadki soo sagootiyay Raage oo uu ka mid yahay Xasan Rooble, laakiin wax hadal ah kuma darsan, waayoo waxay aaminsan tahay inuu ka mid yahay dadka...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 2aad Waxaa dhacday in ay yimaadaan ciddii uu Cali ka dhashay, is marxabayn is waraysi iyo is barashab kadib, waxaa si lama filaan ah u cudurdaartay Aabahey...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.157-158aad. W/Q. Ahmed Hayow

157. Deeqa markay gashay gurigeeda oo cidla ah ayay daaratay heeso uu qaado Cumar Dhuule (AHN) heestaas oo ay dhowr jeer ku soo ceshatay.   Mudaba arrinbayga siya Sun iyo oon baan qabaa Sedkeeygiii...

Sooyaalka Noloshi Sillooneyd. Q21AAD

Sooyaalka Noloshi Sillooneyd. Q21AAD   Markuu ka soo baxay goobtii wada hadalka ayuu soo beegsaday gurigiisa wuxuuna la hadlay, Ilbir oo wadnaha farta ku haya, xaalkiisuna ilaa markii aannu saalooneyn, wuxuuna...

XIKMADO KOOBAN : BY Mohamed Musa Sh. Noor

GAFKA Gafka waa mid ka mid ah afcaasha ama ficilada inaga dhaca, Xal kale ma lahan aan ka ahayn in dib loo saxo waxa gafku ku dhacay, kuwaas oo...

Yaa Khaldan? Yaase Dulman? Q.155-156aad. W/Q. Ahmed Hayow

155. Dooli wuxuu ku laabtay Minneapolis, asagoo walaashiis soo arkay, nasiib wanaagna ay dhashay inti uu la joogay, wuxuu ka fekeraayay su'aalo uu waydiiyay Xasan Rooble, habeenki ay labadooda kaliya...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

    KAAS WAA WIILKAYGA. Qabytii 1aad Waxay ahaayeen laba dhalin yara ah oo usoo baxay waqtigooda, waxay ahaayeen isku iskool waliba isku fasal ah, xaafaddana waa ay isla daganaayeen, Dad isla soo...

Yurub: Hoygii Haddimada!!!!!!!

Qeybta 2-aad Ballanqaadyadii aan soo sameeyey ayaan gadaal u gocdaa mase maahan mid aan maanta iyo sanadahaan soo socdaba aan xitaa nuskood fulin karo, iskaba daa inaan wada fuliyee, dad...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q20AAD

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q20AAD   Korneylka waxaa usoo baxdey in arrin hinnaase salka ku haysaa jirto, sidoo kale aysan weli waxba u kala caddeyn, haddaba intaanu warreysanin Ilbir wuxuu la hadlay...

XIKMADO KOOBAN. Qore: Mohamed Musa Sh Noor

XIKMADO KOOBAN    Xusuusta Dadka Xusuusta dadka waxaa saamayn ku yeesha mar walba ficilka ama Dareenka aad dareensiisida wanaag iyo xumaanba, ma ahan waxa ay dadka qiimeeyaan qiimaha Qaninimo ama Faqrinimo, ee...

SHEEKOOYIN