Curis articles

Farxaddu iib maaha Q5AAD W/Q: Cabdul Cabdukariim(Jallaato)

Farxaddu iib maaha Q5AAD W/Q: Cabdul Cabdukariim(Jallaato)

Farxaddu iib maaha Q5AADXaaska Rooble oo wax xog ah dheeriya soo helin kuna soo hungoowdey reer Raage ayay gurigeeda ku soo laabatay, waxey u timid Rooble oo meeshii ay ay kaga tagtey fadhiya weli, waa ay isku naxday, wax eyna ku tiri: “Sow is kuma aynu ogeyn inaad seexato maxaa halkaan ku fariisiyay?Waxa uu ku

Sheeko gaaban:Kedis iyo kala guur W/Q: Cabdul Cabdukariim(Jallaato)

Sheeko gaaban:Kedis iyo kala guurWaxaan ka soo baxay shaqadii, aad ayaan u daalnaa gaariga ayaan daartey inta kursiga isku tiirshay, ayaan bilaabay inaan aqriyo farriimihii la ii dhaafay inta aan shaqada ku jiray, sababtoo ah waxaan ku qasbanaa inaan sugo gaariga inta uu ka yara diirayo, anigoo wali hoos u foorara oo ku maqan aqrintii

FILANWAA Q4AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q4AAD Maxamed Isagoo faraxsan ayuu soo laabtay waxa uuna ilqoodha ka arkay Canab, kaddib wuxuu ku salaamay gacaliso xaaladda iiga warran? Waan isweynay maalmahan, inkastoo la iisheegay inaad ku mashquulsanayd arooska wiil aad ina abti tihiin oo dibadda ka yimid, balse runtii waan kuu xiisay.“Haa waa runtaa walaalo” ayay Canab cod hoose ku tiri, kaddibna

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. NoorQaybtii 55aad                                                                1-Saddex iskuma kaa qabato Saddex in aysan isku kaa qabanayn waligaa maankaaga ku hay. In aadan dhimasho ka badbaadayn maankaaga ku hay. In nolosho aysan raaxo joogta ah lahayn, mar walbana dhibkeeda iyo dheefteeda ay is garab socdaan. In aadan dadka

Farxaddu iib maaha Q4AAD W/Q: Cabdull Cabdikariin (Jallaato)

Farxaddu iib maaha Q4AAD    Raagge iyo xaaskiisa waxay ku afar afareysteen, marka hore iney salaadda Duhur iska baxshaan labo labo rakco oo salaatu shukri ahna dukadaan. Markii ay ka soo baxeen salaaddii, Raagge oo wajigiisa laga dareemayo inuusan wax go’aan ah gaarin ayaa xaaskiisa indho naxariis oo kalgacal ka muuqdo ku eegay, ayadoo dhoola caddeyneysa ayey

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. NoorQaybtii 54aad                                                             1-Waan kuu sabrayaa Waan kuu sabrayaa si aan u helo daganaan Qalbi, xumaantaada waan is moogaysiinayaa si aysan saamayn ugu yeelan dhoola caddayntayda, aamusnaanta ayaan door bidayaa, maxaa yeelay, doodda badan ma siyaasidiso Nacayb iyo Cuqdad waxaan ahayn, waan sabrayaa maxaa yeelay,

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)Qaybtii 6aadQore : Mohamed Musa Sh. NoorAasiyo wax walba diidday go’aankeeda waa in la furaa, furriin ayey uga dhagtay, cakuya dumar iyo furriin, bal maxay ka helaysaa furiin? waa hooyo ciyaal badan leh, wali da’yar, reer dhaqmaya leh,maxay tahay sababta ay ku dalbanayso furriinka? kaaga daranee ma haysato

FILANWAA Q3AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q3AADCanab waxay aabbaheed ka codsatay in la siiyo fursad si ay arrintan uga soo fikirto.balse waa laga diiday codsigeeda, sababto ah arrintu dhan ayay u dhacday, xiligan hadda la joogana fikir iyo dood wakhti looma hayo.Dhank kale Maxamed waxba ka lama socdo xaaladdan qalafsan ee Canab la soo daristay.Maxamed oo habeenkii xalay intiisa badan

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)

Aasiya Khayrka waa uga daray!! (Sheeko dhab ah.)Qaybtii 4aadQore : Mohamed Musa Sh NoorKadib markii ay shaaha soo karisay ayuu oday buraale gabadhii u maah maahay wuxuna ku yiri “Aasiyo waxaan kaaga digaayaa saddex, saddexna waa ku farayaa.1-Waxaan kaaga digayaa wiil da’daada ah oo damacaaga iyo dareenkaaga aan fahmi karin. 2-Waxaan kaaga digayaa shisheeyaha oo

Top