Curis articles

Yaa Khaldan?

Yaa Khaldan?  Sheeko cusub oo taxane ah ….1aad Habeen Sabti soo gelaayay oo ah habeenka lagu laabto Dugsiga Tababarka Xalane, ayuu Raage kula kulmay Deeqa, Albaabka xerada ayadoo wadata alaabo badan,wuxuu dareemay inay kaalmo Xamaali u baahan tahay, markaa asagoo raba inuu agteeda ka qaado kiiski ugu cuslaa ayuu ku yiri: “waxaan filaa inaad kaalmo

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q2AAD W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q2AAD Si dagan ayay iigu sheegtay magaceeda, anna kayga ayaan usii raacshay, is barasho gaaban ayaana meeshaas nagu dhex martay aniga oo waliba sii waydiiyay halka ay ka daganthaay xaafadda, iyaduna si waafi ah oo dareen ku jiro ayay jawaab walba iigu raacinaysay, aqoon wanaagsan oo igu filan habeenkaas waan

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q1AAD W/Q: M. M. SHIIKH NOOR

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q1AAD Dumar kala ilwaad wacan Eddebtana ku kala rooon Ixtiraamkana kala mudan Idilkood haweenkaba Adaan kaa ishaartoo Ubax deer la moodyee Aragtida u wacaneey Ooridaydii dunidaay Ummu intisaarey Amaan waad u qalantaa I love youuuuuuu. Sida geenya uguboo Carradeeda joogta Indhahayga deeqdee Aaduunyada dusheedana Inta aan ku noolahay Dumar kuma

Yaa Khaldan? Sheeko Taxane ah Q:1aad….

Sheeko cusub oo taxane ah .Q:1aad   Habeen Sabti soo gelaayay oo ah habeenka lagu laabto Dugsiga Xalane, ayuu Raage kula kulmay Deeqa albaabka xerada, ayadoo wadata alaabo badan, wuxuuna dareemay inay kaalmo Xamaali u baahan tahay, markaa asagoo raba inuu agteeda ka qaado kiiski ugu cuslaa ayuu ku yiri: “waxaan filaa inaad kaalmo u

Wuxuu gurtay mirihii godobtiina!! (Sheeko kooban)

    Wuxuu gurtay mirihii godobtiina!! (Sheeko kooban) Naftiisii ayaa canaanatay. Wuxuu cusleystay oohinta iyo calaalka hooyadiis ay maalin iyo habeen la dul joogto isagoo ku jiifa sariirta oo uu bukaan ku dul yahay sanado badan. Qaarka hoose ee jirkiisa ayaa dareenkii gabay, wuuna ka curyaamay oo dhaqaaq kama sameeyneyn sanadihii uu sariirta dul saarnaaba.

DILAAGII LA BOQRAY! W/Q: Maxmed Cali Axmed

DILAAGII LA BOQRAY!   Barre wuxuu ahaa qof  aad u da’yar,  wuxuuna la kowsaday kuna caqliyestay burburkii dalka. Wuxuu ku noolaa gobal ka mid ah goballada dalka. Dilku wuxuu ka ahaa mid aanan macno laheyn, dhiigguna wuxuu ahaa biyo iska qul qulayo, oo aanan qiimo ku fadhin. Nolosha dadkuna waxey aheyd sida duurjoogta ooo kale,

Top