Curis

Sheekadii SODDOHO Q. 9aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Maalinti xigtay Daahir markuu shaqada ka soo baxay, wuxuu aaday guriga Raxmo, gaariga soo istaagay marki la maqlayna, Raxmo iyo hooyadeed way garteen in uu Daahir yahay. Codweyn waxay soo...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q. 164aad. W/Q. Ahmed Hayow

Duhurnimo Khamiis ah ayay duushay diyaaradi siday Raage iyo Yaasmiin, markay galeen hawada Soomaaliya ayay arkeen xabado ka dhacaaya meel ku beegan magaalada Kismaayo, kadibna waxaa diyaaradi soo gaaray...

Kedis Jacayl Q1AAD W/Q Sakariye Cabdi Xaliim

    Kedis Jacayl. Waxay ahayd maalinimo isniin ah,jawiguna wuxuu ahaa jawi degan oo aad u macaan oo waa xili roobaad, cabbaar ka hor ayuu da’ay markaa ayuuna qayoodsadey oo neecaaw  qabow...

Sheekadii SODDOHO Q. 8aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Inta Daahir uu ku maqnaa Qoryooleey ayuu Aabihii guriga soo wacay, waxay hooyo Barni u sheegtay in ay Codweyn guriga timid iyo waxa reerka ay ku dhigtay, waxaa kale...

Qurbahaa i qiima tirey Q6AAD W/Q Maxamed Xaaji Xasan

  Qurbahaa i qiima tirey. Diyaarad dag daga ayaan helay oo laba maalin gudaheed baxaysa, labadii maalin hotelkaan ku huursanaa banaanka uma aanan soo bixin, subaxdii ballantu ahayd ayaan garoonkii diyaaradaha...

Sheekadii SODDOHO. Q.7aad. W/Q. Ahmed Hayow

  Waxaa la isku dayay in islaamaha la kala maslaxeeyo, laakiin qeyladi waxay sii badatay markay hooyo Barni tiri: "wiilkeega idiin noqon maayo inan la yaal, gabar loo noqdana meesha...

Nabsi ma geline naf yahay ha ii darnaan! Q2AAD W/Q Ramla Gobdoon

                Nabasi ma geline naf yahay ha ii darnaan!Q2AAD  Xoogaa culeys ah ayaa ka dagay Cudbi, weyna aamintay hadalkii Mooge. Iyadu waxey aad uga naxeysaa eeddadeed, nafteedana waxey ku wareerineysaa weydiimo...

Sheekadii SODDOHO Q.6aad. W/Q. Ahmed Hayow

    Maalinti ku xigtay Daahir ayaa keenay dahabki laga soo dhiibay Dubai, wuxuuna gacanta ka saaray hooyo Codweyn, waxaa kale uu u sheegay in berrito la soo iibinaayo xoolihi ducada...

Yaa Khaldan? Yaana Dulman? Q.163aad. W/Q. Ahmed Hayow

Saalim markuu qolka ka waayay Aabe Kaahin ayuu aaday saldhiga, wuxuuna arrinti u sheegay Adeerkiis Cali Baa Cubeyd oo ciidamo u diray inay ka soo raadiyaan dhammaan hotelada magaalada...

Sheekadii SODDOHO Q.5aad. W/Q. Ahmed Hayow

Ablaabka oo furan ayay soo wada galeen, xilligaana hooyo Codweyn waxay ku jirtay qolka ay wada degan yihiin ayada iyo gabdhaheeda, Raxmo waxay ku maqneyd halki ay Daahir ku...

SHEEKOOYIN