Curis

Sooyaalka Nabaddii Sillooneyd Q27AAD

Sooyaalka Nabaddii Sillooneyd Q27AAD Hanad waa miyir doorsoomey,mana oga wax ku dhacay,Samatarna oohin iyo ciil ayaa isku gadaamay,isaga oo ilmada iska duugaya,oo dadkii ka dhex baxay bannaankana ka hiqle, yaa...

KAASI WAA WIILKAYGA Qabytii 8aad Qore:Mohamed Musa Sh. Noor

KAASI WAA WIILKAYGA Qabytii 8aad Farxaan maadaama uu nuugay Naaska Xaawo Haashim, wuxuu la ahaa Walaalo dhab ah Gabdhaha Xaaji Ciise, dardaaran dheer kadib waxaa sidii ku geeriyooday Xaaji Ciise, Farxaana...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q26AAD.

    Samatar yare oo goor duhur ah intuu Iskool ka soo baxay usoo socda dhinaca, guriga ayaa arkay, Hodan iyo saaxiibteed oo indho shareeran, Hodan baa isu sheegtay, waxayna tidhi...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISO LEH) Qore: Mohamed Musa Sh Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 7aad Wiilka celintiisana aan hadda lagu dag dagi Karin maadaama Xaaji Ciise uu Wiilka aad u jecelyahay wiilna uu ka dhigtay iyadana ay go’aansatay in sidii ay...

Madaxayga halkan ii dhig!.

Madaxayga halkan ii dhig!. Axmed-Yare iyo Muna- dheer, waxey si kalsooni iyo daacadnimo leh u wada abuureen jacayl qaan gaaray iyo guur ku dayasho mudan oo mira dhalay rabbina ay...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

  KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 6aad Waa Magac qurux badan ayay hani ugu jawaab celisay, farxaana waan dhihi lahaa wiilkan yar marka aan arkay sida uu u qurux badan yahay una farxaan...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q 25AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q 25AAD.   Ilbir wuxuu go’aansaday, inuusan cid kale wax u sheegin, samatarna wuxuu ka codsaday inuu afkiisa haysto, isaguna wuxuu u dhaqaaqay siduu 24 saacadood gudahood ku...

Qandho jaceyl iyo guur qasab ah

Qanjo jaceyl iyo guur qasab ah Qeybtii 2aad Sanado badan ayaa ka soo wareegay markii Suleeqo loo keenay adeerkeed Samatar. Haatan waa gabar weyn oo qaan gaar ah. Waa tanoo misna...

KAASI WAA WIILKAYGA. (SHEEKO XIISE LEH). Qore Mohamed Musa Sh. Noor

KAAS WAA WIILKAYGA Qabytii 5aad Hani in su’aalo badan in ay sugayaan waa ogayd, waxbase uma arkin waxaas, wax walba waxaa uga darnaa xaalka ay ku sugnayd iyada iyo wiilkeeda inkastoo...

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q24AAD.

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q24AAD.     Ilbir oo la yaaban waxaa soo kordhay, daalkii xalayna qaba ayaa yidhi; “ Waayahay adeer, wax hadalana kuma darsan ee wuxuu u dhaqaaqay dhinaca baabuurka Korneylka” Waa lays...

SHEEKOOYIN