ruwaayad articles

TAKOOR IYO TACADDI Q1AAD: “SIYAABAHA KALA DUWAN EE TAKOORKA SOOMAALIDA”

TAKOOR IYO TACADDI Q1AAD: “SIYAABAHA KALA DUWAN EE TAKOORKA SOOMAALIDA”

TAKOOR IYO TACADDI Q1AAD”SIYAABAHA KALA DUWAN EE TAKOORKA SOOMAALIDA”Hassan Mudane[1] iyo Cabdiraxiin H. Galayr[2]ArrarQoraalkani waa mid soo koobaya takoorka Afrika, si gaar ahaaneed waxa uu muuqaal guud ka bixinayaa Jaadadka iyo hababka takooreedyada kala duwan ee ka jira Soomaaliya. Indha-indheen lagu sameeyey dhaqanka Soomaalida, laguna soo ogaaday jiritaanka afar nooc takoor oo kala ah:Sinji TakoorJinsi

Sidee loo Akhrin “Awaaltiris”? Wq A. M. Yusuf

Sidee loo Akhrin “Awaaltiris”?   AWAALTIRIS waxa ay tari kartaa wax allaale iyo wixii hadalka, midkiisa qubane[*] ah, uu tahali ( tari ) karayo. Sheekoda qoys ka kooban Hooyo, Aabbe, iyo Ugaaso iyo dhowr kale ee carruur ah. Aabbe iyo Hooyo waa geddii labo xumbo—labo qofood oo hal eegmo la iskaga dusin karayo; midkood ba

Top