Qoraallo

Jacaylkii Darwiish W/Q: Aqwaan Xasan Jidhi

Jacaylkii Darwiish Maxamuud darwiish wuxuu ahaa qoraa gabyaa diblomaasi reer falastiin ah, hadal yaqaan wuxuu ahaa Ku caan baxay sameynta suugaanta carabta gaar ahaan qasiidooyinka, waxyaabaha uu darwiish noloshiisa caadiga...

Musharraxii Soo Shaqa tagay Q3AAD W/Q: Cabdullaahi (YamYam)

  Musharraxii Soo Shaqa tagay iyo waayihiisii nololeed Sugulle oo balwaddi baabi’isay Sidii xaafaddiisa looga eryay waxa uu guda galay nolol rajo beel ah. Waxa uu si tartiib-tartiib ah u bilaabay balwaddii....

Sarbeeb: Bishu waa soddon balliguna waa buuxaa! W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)

 Bishu waa soddon balliguna waa buuxaa! Ammin laga joogo haddeer Hal Qarni ayaa waxaa degma ka mid ah koofurta Soomaaliya ka dhacday sheekadan. Oday Gaafow ayaa wuxuu maqlay in oday kale...

Soomaaliya waxay maraysaa qarnigii 16AAD! WQ: Hassan Mudane

 Soomaaliya waxay maraysaa qarnigii 16AAD! “Dib u eega taariikhda waa laga dabqaataaye” (Abwaan Shube) Prof. Dr. Paul Collier oo ah qoraaga buugga ‘Beyond the Bottom of Billion’ wuxuu yiri “Waddamada soo...

Eenow ma iishay?! W/D: Bashiir M. Xersi

Eenow ma iishay?!   Waxaa 01/12/2016 ku geeriyooday waddanka Talyaaniga Professor Cumar Eenow. Eebbe ha u raxmado. Professor Cumar Eenow, wuxuu ahaa bare jaamacad iyo aqoon, oo wax ka dhiga dalka...

Feker oo dhis Guusha WQ: Hassan Mudane

Feker oo dhis Guusha. Mar waliba maankaaga ku dhex abuuro hummaag maskaxeed ku salaysan guusha aad dalbanayso, ogowna in aad adiga tahay qof muhiim ah, soo jiidasho leh, wax qabsan...

Fidel Castro (Faalo kooban) Danjire Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM

Fidel Castro Fidel Castro, madaxweynihii hore ee jaziiradda Kuuba wuxuu ahaa cadawga Ilaahay iyo cadawga Rasuulkiisa iyo cadawga soomaalida. Wuxuu inkiray jiritaanka Ilaahay, diinna dalkiisa oo idil ka mamnuucay, siyaasadduu...

XASIL OO ILA GARO.(XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                XASIL OO ILA GARO. Qaybtii 12aad                                           IN LA ISI SAAMAXO WAA DHICI KARTAA In la isi saamaxo waa dhici kartaa waana wax fudud ayaa la oran karaa marka uu...

Gaso Ganuun, Gasiin (Q13aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

                Gaso Ganuun, Gasiin (Q13aad)   Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Milay ay weli u muuqato rabti ay geberti iyo igaarki ku haasaabaayeen, ayuu odaygi meel aan aktiisa ka fogeyn ka arkay rag fadhiya oo...

Waxaan ahay Afrikaan! WQ: Hassan Mudane

Waxaan ahay Afrikaan! Magacaygu waa Soomaaliya, waxaan dhacaa dhanka bari ee qaaradda Afrika Waxaa laygu naaneysaa( Geeska Afrika) Waxa aan isku arkaa in aan ahay kan ugu sarreeya san ku...

SHEEKOOYIN