Qoraallo

Murti iyo Miid Q6AAD W/Q: Cabdul Cabdulkariim (Ugaaska)

 Murti iyo Miid Q6AAD Waa qormadii aad nooga barateen, inaan mar walba dhinac ka istaagno marxaladaha bulshada. Maanta waxaan ku eegi doonaa,  dhinacyo kala duwan, oo iskugu jira, maad...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q10AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Haddii aan kasii  wadno qoraalkeeni iyo faaqidaadii iyo falanqeyntii "Xeerka iyo Xikmadda Shiribka" maadaama aanay noo dhammaan tireyntii aan uga hadleeynay xeerarka loo maro Shiribka iyo inta Farac ama...

Barbaarinta carruurta WQ: Dr Ahmed Isse Mohamud (xiin)

Barbaarinta carruurta. Waa maxay barbaarin?Barbaarintu waa in shay si tartiib tartiib ah loo kordhiyo (badiyo) illaa la gaarsiiyo dhammaystirnaan ( heerka ugu sarreeya). Haddaan ka eegno dhanka barbaarinta ubadka...

Garo Sacaaga!! WQ: Hassan Mudane

 Garo Sacaaga!Inta badan dadka cudurdaarka sameeya way dhibta qaadista masuuliyada sababtuna waxay tahay in uu yahay qof diidan qaadista boqolkiiba boqol masuuliyada wixii dhacay iyo in uu naftiisa difaacaya...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) QORE: Mohamed Musa Sh. Noor

                                                  XASIL OO ILA GARO.Qaybtii 24aad                                                                                                      DOONISTA QALBIGAADA IYO DAMACA NAFTAADA MIDEEMarka aad qorsheynayso mustaqbalkaaga waa in aad naftaada is aqbashaan idinka oo wada jira, ma ahan idinka...

Murti iyo Miid Q5AAD W/Q: Cabdul Cabdulkariim (Ugaaska)

Qoraalkeena maanta ee Murti iyo Miid waxaan ku qaadaa dhigeeynaa, dib u dhaca bulshada soomaaliyeed iyo waxa ugu wacan. Waxaan nahay dad 100% muslim dunida oo dhan ma jirto...

Murti iyo Miid Q4AAD W/Q: Cabdul Cabdulkariim (Ugaaska)

Murti iyo Miid Q4AAD Qeybaha kala duwan ee waalida, waayahaan danbo dadkeena soomaaliyeed waxaa aad ugu badan qacda  dhaqanto,aan si kale u dhigo, qof aad moodo inuu ruux fiican yahay,ama...

Askarigu waa Aadane W/Q: Hodan Sh. Cumar

Askarigu waa AadaneMaxaa askariga ku waajibay, oon adiga kugu waajibin? Askarigu waa qof bini-Aadam ah. Wuxuu leeyahay naf sida adiguba aad u leedahay. Waxa uu leeyahay, oo ka dhacda,...

Murti iyo Miid QA3AD W/Q: Cabdul Cabdulkariim (Ugaaska)

Waxaa hubaal ah, in maqaalkaan dad badan ay ka igu raaci  doonaan kuwana ay dhibsan doonaan, maxaa yeelay, Dalkeenii maanta Dad iyo Duunyo,uma dhaqno, waxaa ku dhuftay abaar oo...

Moogganaanta Masiibooyinka W/Q:Ibraahiim Cismaan Afrax (Nolosha)

Moogganaanta MasiibooyinkaSoomaalidu waa dad u bisil hoggaan ku haga tubta toosan waana dad ay fududdahay in lagu jaheeyo dhabbe qumman lana hoggaamiyo. taas waxan u sababeyn karnaa haddii la...

SHEEKOOYIN