Qoraallo articles

Farxadda Carruurtaada ha u bedelin Murugo! W/Q; Nasra Abid Osman “Nasra Bakaal”

Farxadda Carruurtaada ha u bedelin Murugo! W/Q; Nasra Abid Osman “Nasra Bakaal”

Farxadda Carruurtaada ha u bedelin Murugo! Axmed iyo Mustaf waa wiilal yar yar oo 11 jirra ah, sanadkanna u gudbaya Dugsi Dhexe, jecel iney ku dadaalaan waxbarashada. Xilli barqa ah iskuullada qaarkoodna loo fasaxay munaasabadda Ciidda ayaa Axmed iyo Mustaf waxay iska soo raaceen meel xaafadda Axmed u jirta in cabbaar ah, oo kubadda Teeniska

Akhriso Maansadii dhashay Silsiladii Siinleey “Saxarla” Iyo Qalinkii abwaan Hadraawi..

Saxarla’ waa heestii ibofurtay silsiladdii maanseeddii caanbaxday ee dal iyo dadba maanshaysay. Waa silsiladdii Siinley oo si dadban u weeraraysay taliskii Soomaaliya ka dhisnaa ee uu Maxamed Siyaad hoggaanka u hayay. Mar kale, waa hees kale oo ka mid ah heesaha ugu caansan ee uu ku luuqeeyay Alle ha u naxariistee hoobalkii Soomaaliyeed ee Maxamed

Top